Category archives for: today’s top stories

Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Arrimaha Dibadda Somaliland oo Maanta Gaadhay Dalka Koonfur Afrika kana Qaybgalaya Shirka 25aad ee Dhaqaalaha Adduunka oo Lagu Qabanayo Magaalada Cape Town ee Dalkaas Daawo Sawirada

Khamiis 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)–Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo gudo jira safarkiisa shaqo ee xidhiidhka caalamka iyo siyaasadda dibadda dalka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay gelinkii dambe gaadhay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika. Wasiirka oo weftigiisa ay ku weheliso La-taliyaha Khaaaska ah ee Wasiirka Nimco […]

Daawo Video Qaabkii Labada Golle Qarran Ee Guurtida Iyo Wakiiladdu Maanta U Ansixiyeen Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali Axmed

Daawo Video Qaabkii Labada Golle Qarran Ee Guurtida Iyo Wakiiladdu Maanta U Ansixiyeen Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali Axmed

Arbaca 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Labada aqal ee guurtida iyo wakiiladda ayaa sida dastuurku dhigayo fadhi wada jir ah waxay ku ansixiyeen guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed, hoos ka daawo fadhigaasi iyo siduu u dhacay:   Halbeegnews, Hargeysa contact@halbeegnews.com

Wasiirkii Hore Beeraha Xukuumaddii Rayaale Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye

Wasiirkii Hore Beeraha Xukuumaddii Rayaale Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye

Sallaasa 04 June Hargeysa (HALBEEG)– Wasiirkii hore ee beeraha xukuumaddii Rayaale Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare ayaa ku dhawaaqay inuu ka huleelay xisbiga Kulmiye oo uu ka tirsana ilaa iyo ka dib doorashadii golaha deegaanka hoos ka daawo Halbeegnews, Hargeysa contact@halbeegnews.com

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe Ee Xarunta Puntland Isla Markaana La Kulmi Doona Madaxweyne Gaaska Garoowe

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe Ee Xarunta Puntland Isla Markaana La Kulmi Doona Madaxweyne Gaaska Garoowe

Sallaasa 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Suldaanka beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye ayaa ku sugan xarunta looga taliyo maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee Garoowe, waxaana uu sheegay inuu kulano la yeelan doono madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Suldaanka ayaa maanta wuxuu kulan balaadhan la yeeshay Suldaanka beelaha Daarood Burhaan Boqor […]

Daawo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleeban Maxamuud Aadan Oo Ka Hadlay Dacaayado Uu Sheegay In Xubnahii Xisbiga UDUB Ay Suuqa Marinayaan Oo Tibaaxaya In Xilka Laga Qaadayo

Daawo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleeban Maxamuud Aadan Oo Ka Hadlay Dacaayado Uu Sheegay In Xubnahii Xisbiga UDUB Ay Suuqa Marinayaan Oo Tibaaxaya In Xilka Laga Qaadayo

Sallaasa 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Guddoomiyaha golaha guurtida Saleeban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay dacaayado suuqa la mariyey oo uu ku eedeeyey xubnahii xisbigii UDUB oo ah in isaga xilka laga xayuubinayo hoos ka daawo Halbeegnews, Hargeysa contact@halbeegnews.com

Xisbiga UCID Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Madaxweyne Siilaanyo Aqoonsanaynin Wixii Ka Danbeeya 26 June Haddii Aanay Fullin Go’aankii La Isku Raacay

Xisbiga UCID Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Madaxweyne Siilaanyo Aqoonsanaynin Wixii Ka Danbeeya 26 June Haddii Aanay Fullin Go’aankii La Isku Raacay

Arbaca 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)–Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Ucid muj.Cali Guray ayaa ka hadlay golaha guurtida oo diidan in ay aqbalaan go’aanka Axsaabta iyo xukuumada wada gadheen,waxaana uu cadeeyay in guddoomiye Saleebaan doorashada aanay waxba ka khusaynin wakhtiga lagalayo. Cali guraya ayaa tilmaamay inta ka horaysa 26-ka juun hadii Komiishanka cayimi wayaan […]

Heshiis Ay Dawladda Ingiriisku Qayb Weyn Ku Lahayd Oo Xukuumadda Iyo Xisbiyada Somaliland Qallinka Ku Wada Duugeen, Iyo Shir-guddoonka Golaha Guurtida Oo Kulanka Dibadda Uga Cararay

Heshiis Ay Dawladda Ingiriisku Qayb Weyn Ku Lahayd Oo Xukuumadda Iyo Xisbiyada Somaliland Qallinka Ku Wada Duugeen, Iyo Shir-guddoonka Golaha Guurtida Oo Kulanka Dibadda Uga Cararay

Arbaca 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Xisbiga xukuumadda ee KULMIYE oo ay xukuumadda Siilaanyo taageero ka hellaya iyo labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADANI ayaa isku raacay isla markaana qallinka ku wada duugay heshiis ay meel dhexe iskugu yimaadeen kaasi oo si rasmi ah u jidaynaya xilliga doorashooyinka wakiiladda iyo madaxtooyada Somaliland qabsoomayaan. Heshiiskani […]

Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Natiijaddii Wada Hadaladii Xisbiyada Iyo Xukuumadda Ee Muddo Kordhinta

Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Natiijaddii Wada Hadaladii Xisbiyada Iyo Xukuumadda Ee Muddo Kordhinta

Sallaasa 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay natiijadda wadahadalo kulul oo dhex maray xisbigiisa iyo xisbiyada mucaaridka ah kaasi oo ku saabsana muddo kordhintii golaha guurtida, hoos ka daawo Halbeegnews, Hargeysa contact@halbeegnews.com

Daawo Video Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Shaaca Ka Qaaday In Wada-hadaladdii Xukuumadda Iyo Xisbiyadu Burbureen

Daawo Video Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Shaaca Ka Qaaday In Wada-hadaladdii Xukuumadda Iyo Xisbiyadu Burbureen

Sallaasa 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Guddoomiyaha xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo warfidiyeenadda kula hadlaayey guriga madaxweyne ku xigeenka hortiisa ayaa shaaca ka qaaday in wada hadaladii u dhexeeyey xisbiyada iyo xukuumaddu ay burbureen isagoo sheegay inuu soo dhawaynayo cid kasta oo xal ka gaysanaysa, hoos ka daawo Halbeegnews, Hargeysa contact@halbeegnews.com

Daawo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Mudane Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Beeniyey Hadalka Guddoomiyaha WADANI In Wadahadalkii Burburay

Daawo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Mudane Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Beeniyey Hadalka Guddoomiyaha WADANI In Wadahadalkii Burburay

Sallaasa 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Musharaxa xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID Mudane Cabdirashiid Xasan Mataan oo warfidiyeenadda la hadlaayay ayaa beeniyey in wada hadalkii u dhexeeyey xukuumadda iyo xisbiyadu ay burbureen, hoos ka daawo Halbeegnews, Hargeysa contact@halbeegnews.com

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

25 visitors online now
15 guests, 10 bots, 0 members
Max visitors today: 33 at 06:22 am UTC
This month: 42 at 07-03-2015 08:44 pm UTC
This year: 191 at 03-01-2015 07:54 pm UTC
All time: 625 at 10-21-2012 12:50 pm UTC
Onlined by Halbeegnews.com Copyright