Category archives for: Archieve

Marwo Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil Oo Noqotay Gabadhii Ugu Horaysay Oo Soomaaliyad Ah Kana Soo Jeeda Somaliland Oo Ku Guulaysatay Kursigii Golaha Deegaanka Ee Degmada Hollaway Ee Magaalada London Taariikhdana Gashay

Holloway London (Halbeegnews)– Marwo Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil oo ah Gabadh dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa noqotay Gabadhii ugu horaysay ee abid taariikhda magaalada London ku guulaysata inay ka mid noqoto xildhibaanada golayaasha deegaanka ee magaalada London iyo guud ahaanba dalka boqortooyada ingiriiska noqotayna Marwadii ugu horaysay ee jinsiga Soomaaliyeed ka soo jeeda ee […]

Madaxweynahii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Oo Soo Gaadhay Magaalada London Habeen Hore

Madaxweynahii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Oo Soo Gaadhay Magaalada London Habeen Hore

London (Halbeegnews.com)– Madaxweynahii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefdi uu hogaaminaayo oo ka soo kicitimay magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa oo maalmahii ugu danbeeyey uu ku sugna ka dib kulano uu la yeeshay madaxda dalka Ethiopia oo ay ka mid yahiin Ra’isal wasaare Melez Sanawi ayaa habeen hore Madaxweyne Rayaale iyo wefdi uu […]

Ciidamadda Ethiopia Oo Xeryo Militery Ka Samaystay Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya Isla Markaana Ka Caawinaya Amisom iyo Dawladda TFG Xogaha Sirdoonka

Ciidamadda Ethiopia Oo Xeryo Militery Ka Samaystay Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya Isla Markaana Ka Caawinaya Amisom iyo Dawladda TFG Xogaha Sirdoonka

Muqdisho (Halbeeg)– Unugyo ka tirsan Ciidamadda dalka Ethiopia oo wata Gaadiidka Gaashaman iyo hubka culculus ayaa waxaa lagu arkay maanta duhurkii iyagoo soo gallay magaalada Dhusamareeb ee badhtamaha dalka Soomaaliya, dad goob joog ahaa oo ku sugan magaalada Dusamareeb ayaa u xaqiijiyey Shabakadda Halbeegnews in ciidamaddaasi ay meel magaalada Berri kaga toosan ay degeen iyagoo […]

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Shan Nin Oo Hore Ugu Eedaysna Falal Argagixiso Oo La Sheegay In Falkaasi Lagu Waayey

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Shan Nin Oo Hore Ugu Eedaysna Falal Argagixiso Oo La Sheegay In Falkaasi Lagu Waayey

Hargeysa (Halbeegnews)– Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta xabsiga ka sii daysay shan nin oo hore loogu eedeeyey inay falal argagixiso ah faraha kula jireen oo muddo laba bilood ka hor ah lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco, Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland oo caawa fiidkii u waramaayey shabakadda caalamiga ah ee Halbeegnews.com ayaa sheegay […]

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

107 visitors online now
71 guests, 35 bots, 1 members
Max visitors today: 108 at 10:36 am UTC
This month: 164 at 07-03-2014 02:48 pm UTC
This year: 250 at 05-29-2014 09:50 pm UTC
All time: 625 at 10-21-2012 12:50 pm UTC
Onlined by Halbeegnews.com Copyright