Author Archive:

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Somaliland iyo Dawladda Emirateka Ka Codsaday In Dib Loogu Dhigo Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya Oo Qorshahu Hore U Ahaa Inuu Arbacada Dubai Ka Furmo

Sallaasa 28 October 2014 Muqdisho (HALBEEG)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shallay isniintii wuxuu waraaq codsi ah u gudbiyey dawladda Emirateka Carabta iyo Somaliland labadaba, isagoo ka codsaday in dib loogu dhigo shir u qorshaysna inuu maalinimada arbacada ee usbuucani uu kulan kula yeesho magaalada Dubai madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo. Wararka HALBEEG ka soo […]

Hawraarta HALBEEG: Muwaadinka Reer Somaliland Ha Is Diiwangelin, Diiwangelintani Waa Mashruuc Loogu Weel Tollayo Muddo Kordhin Siilaanyo Xaaran Dalka Ku Sii Haysto

Hawraarta HALBEEG: Muwaadinka Reer Somaliland Ha Is Diiwangelin, Diiwangelintani Waa Mashruuc Loogu Weel Tollayo Muddo Kordhin Siilaanyo Xaaran Dalka Ku Sii Haysto

Sallaasa 28 October 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Muwaadin Afartii sannadood ee Siilaanyo tallada dalkeena hayey waxaa qarrankii ku dhacay dhaxal wareeg, waxaana ina soo maray taariikhda waxaan horeeto iyo dabadeetaba aan inoo soo mari doonin, Eexda, qabiilaysiga, kala qaybinta, kala talisnimada, macangagnimada, boobka, dhaca, qaraabo kiilka, iyo burburka ku yimid hamigeenii qaranimo maaha mid aynu si […]

Daawo Video Mulkiilaha Shariikadda Microsoft Ahna Ninka Ugu Ladan Dunida Bill Gates Oo Ku Ammaanay Shariikadda TELESOM Ee Somaliland Adeegeeda ZAAD Iyo Keeda Xawaaladda Ku Xidhan Ee Worldremit

Daawo Video Mulkiilaha Shariikadda Microsoft Ahna Ninka Ugu Ladan Dunida Bill Gates Oo Ku Ammaanay Shariikadda TELESOM Ee Somaliland Adeegeeda ZAAD Iyo Keeda Xawaaladda Ku Xidhan Ee Worldremit

Isniin 27 October 2014 Boston (HALBEEG)– Ninka ugu qanisan dunida ahna mulkiilaha shariikadda ugu weyn dunida ee Microsoft, Mr. Bill Gates ayaa ku ammaanay shariikadda TELESOM ee Somaliland adeegeeda Mobileka ee loo yaqaano ZAAD iyo weliba nidaamka xawaaladda ee internetka ee ay TELESOM fududayso ee WORLDREMIT. Mr. Gate oo hadal ka jeedinaayey shirka bangiyada caalamiga […]

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maalinimada Sallaasada Usoo Ambabaxaya Magaalada Dubai, Shirkii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Dib Uga Furmaya Emirateka, Labada Madaxweyne Ee Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Hotel Qudha Lagu Wada Dejinayo Iyo Callanka Soomaaliya Oo Shirka Lagu Qabanayo War Faahfaahsan Oo HALBEEG Idiinka Hayso

Axad 26 October 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalinimada sallaasada ay ka dhoofaan madaarka Egal Intl Airport ee caasimadda Hargeysa, iyagoo usii jeeda dhinaca iyo magaalada Dubai ee dalka isku tagga Emirateka carabta oo maalinimada Arbacada uu ka furmi doono shirkii Somaliland iyo […]

Press Release: EUCAP Nestor trains and mentors Somaliland Coast Guard young officers in Berbera

Press Release: EUCAP Nestor trains and mentors Somaliland Coast Guard young officers in Berbera

21 October 2014 On 21 October, the European Union’s Maritime Capacity Building Mission in the Horn of Africa and Western Indian Ocean (EUCAP Nestor) celebrated the successful completion of a two month Mentoring, Teaching and Training (MTT) programme for thirty young officers of the Somaliland Coast Guard in Berbera from Hargeisa, Berbera and Zeyla, Mait […]

Muuqaalka HALBEEG Daawo Waxaa Kala Haysta Daahir Calasaw Khamriga,Beenta, Qaadka Iyo Jacaylka

Muuqaalka HALBEEG Daawo Waxaa Kala Haysta Daahir Calasaw Khamriga,Beenta, Qaadka Iyo Jacaylka

Arbaca 22 October 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Daahir Calasow oo maamula shabakadda waagacusub ayaa qirtay inuu wax la cuno iyo wax la cabo uu ugu jecelyahay khamriga iyo qaadka, hoos ka daawo muuqaalka aanu idiin soo xulay Halbeegnews, Hargeysa contact@halbeegnews.com

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xallay Laga Soo Saaray Cisbitaalka Queen Elizebeth Hospital Isla Markaana La Filayo Inuu Somaliland Ku Laabto

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xallay Laga Soo Saaray Cisbitaalka Queen Elizebeth Hospital Isla Markaana La Filayo Inuu Somaliland Ku Laabto

Isniin 20 October 2014 LONDON (HALBEEG)– Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xallay laga saaray cisbitaalka Queen Elizebeth ee magaalada London oo uu labo habeenba ku negaaday, sida wararku nagu soo gaadhayaana madaxweynaha ayaa aad ugu soo nastay gudaha cisbitaalka, waxaana uu ku soo qaatay dawooyin, iyadoo xaaladda madaxweynaha ay dhakhaatiirtiisu ku darsayeen […]

Hawraarta HALBEEG Hargeysa Waa La Waayi Doona Haddii Cismaan Waxar Maayar Ka Noqdo Maayar Soltelco-na Markaad Maxamed Xaashi Iyo Cawl Cilmi Cabdalle Ka Timaad Ma Jiro Maayar Lala Barbar Dhigo Karo Wuxuu Qabtay

Sabti 18 October 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Soomaalida waxay ku maahmaahda “Balaayo Marbay qabasho leedahay” Cismaan Waxar waa masiibo golaha deegaanka ee Hargeysa la dhex dhigay, haddii aan shacabka reer Hargeysa iska qabana oo fadlqadda iyo rabshadda uu golaha deegaanka ee Hargeysa dhex dhigayo aanu joojina Hargeysa mustaqbalkeeda iyo masiirkeeduba wuxuu ku dhex dhici doona god […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Habeenkii Labaad Ku Jira Cisbitaalka Queen Elizebeth Ee Magaalada London

Madaxweyne Siilaanyo Oo Habeenkii Labaad Ku Jira Cisbitaalka Queen Elizebeth Ee Magaalada London

Sabti  18 October 2014 London (HALBEEG)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa habeenkii labaad wuxuu u dhaxay cisbitaalka Queen Elizebeth ee magaalada London, iyadoo madaxweynaha la dhigay cisbitaalka shallay maqribkii. Ma jirto xog dhab ah oo laga hellayo gudaha cisbitaalka iyo xaaladda dhabta ah ee madaxweynahu ku suganyahay, balse warar soo baxaya […]

Sahra Halgan is more patriotic, more nationalist, true citizen and freedom fighter than any of Somali-land government officials and its own party members.

Sahra Halgan is more patriotic, more nationalist, true citizen and freedom fighter than any of Somali-land government officials and its own party members.

Being living over 30 years overseas, I have l come to know Sahra Halgan not more six years the role taken by those noble women in our liberating and ever since I learned her through the media, she is all time occupied collecting donation for those scarified their lives in this country. We would have […]

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

85 visitors online now
67 guests, 18 bots, 0 members
Max visitors today: 86 at 01:08 pm UTC
This month: 145 at 10-01-2014 01:15 pm UTC
This year: 250 at 05-29-2014 09:50 pm UTC
All time: 625 at 10-21-2012 12:50 pm UTC
Onlined by Halbeegnews.com Copyright