Category archives for: Editorial

How Mr. Hassan of Mogahishu dared to demean and demagogue Somaliland? By Ibrahim Mead

How Mr. Hassan of Mogahishu dared to demean and demagogue Somaliland? By Ibrahim Mead

What the President of Mogadishu’s arrogant and idiotic speech did to the feelings of the people of Somaliland on the occasion of the commemoration of May 18th 1991 was not only offensive and a denial of the crimes committed by the Mogadidhu regime of Mr. Barre in which he is the inheritor, it was and [...]

Somaliland: AU Snores While EU Runs By Jamal Ali Hussien UCID Party Presidential Candidate

Somaliland: AU Snores While EU Runs By Jamal Ali Hussien UCID Party Presidential Candidate

Somaliland: AU Snores While EU Runs  (first printed in 2007 in Kenyan newspapers) By Jamal Ali Hussein   It was last January 28 when I boarded my plane from Newyork to London on my way to South Africa. I was reading the Financial Times when I noticed an article about Kosovo declaring statehood, and how the European Union (EU) [...]

Somaliland Should Not Be Viewed As A Renegade Region From Somalia; By Mukhtar Mohamed Abby

Somaliland Should Not Be Viewed As A Renegade Region From Somalia; By Mukhtar Mohamed Abby

Professor Mukhtar Abbey Phd Holder, Economics, Political Science and International Relations Lecturer  at  Mysore University Kanatake State, India. The modern day Republic of Somaliland, which declared its Independence on 18 May 1991, is the third incarnation of the territory established by the British in the Horn of Africa in 1884. In June 1960, after more [...]

Maxaad Ka Taqaana Taariikhda Magaalada Kismaanyo, Qabaa’ilka Dega, Deegaanka Taariikhdiisa Iyo Nolosha Qallinkii Cali Coomay

Maxaad Ka Taqaana Taariikhda Magaalada Kismaanyo, Qabaa’ilka Dega, Deegaanka Taariikhdiisa Iyo Nolosha Qallinkii Cali Coomay

Waxay ahayd goob aan la degin, balse lagu nasto. Waxaanu ku nasan jiray, maraakiibta ka iman jirtay yurub iyo hindiya. Waana intii aan la furin kanal-suwayska masar. Sanadkii 1830-kii ayuu boqorkii Ajuuraanku ka sameeyey tuullo kalluunka lagu kala iibsado. Boqorka ajuuraanka oo xukunkiisu ku fidsanaa ilaa jamaame. Wuxuu ka sameeyey beero lagu waraabiyo biyaha webiga. [...]

Somaliland Bans United Nations Flights From Its Airports

Somaliland Bans United Nations Flights From Its Airports

Hargeisa (Halbeegnews)–The Somaliland administration has banned the United Nations from landing at or taking off from its airports, regional officials said Tuesday (May 14th). “Starting 6:00 am on May 15th, UN flights cannot land in Somaliland airports and the planes that are grounded cannot fly out temporarily,” said Minister of Civil Aviation and Air Transport [...]

Golaha Sare Ee Dalladda SONYO Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan; Mohamed Hussein Abdirahman Iyo Rahma Ahmed Mohamed

Golaha Sare Ee Dalladda SONYO Waxay  Hambalyo Meher  U Dirayaan; Mohamed Hussein Abdirahman Iyo Rahma Ahmed Mohamed

Dhammaan xubnaha Golaha Sare ee Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO, Shaqaalaha Xafiiska SONYO iyo dhammaan isku duwayaasha Gobolada Dallada SONYO waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin u dirayaan meherka boqorka, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Sare ee SONYO iyo boqorada Mohamed Hussein Abdirahman Iyo Rahma Ahmed Mohamed Oo maanta oo ay [...]

Goverment Response To UN Deputy-SG Remarks On Somaliland?

Goverment Response To UN Deputy-SG Remarks On Somaliland?

H.E. Mr. Ban Ki-Moon Secretary-General of the United Nations United Nations New York, NY 10017 USA 15 May, 2013 Your Excellency, The Government of the Republic of Somaliland noted with grave concern the statements reportedly made by Deputy Secretary-General Jan Eliasson at a press conference on 9 May following the International Conference on Somalia. I [...]

Guryaha intaan daadku iman ba la sii moosa, madaxweyne waad ogeyd in Unta iyo caalamku ba cadaadis weyn ina saari doono ee maxad uga sii gaashaman weydey Qallinkii Cumar Daarood Xisbiga UCID Nordics

Guryaha intaan daadku iman ba la sii moosa, madaxweyne waad ogeyd in Unta iyo caalamku ba cadaadis weyn ina saari doono ee maxad uga sii gaashaman weydey Qallinkii Cumar Daarood Xisbiga UCID Nordics

Ila intii aynu ka gawsadegney shirkii somalida qaadhanka loogu ururineyay ee dawlada Ingirisku gadhwadeenka ka aheyd.Waxa jirey guux badan oo isaso tarey oo sheegaya inu cadaadis  badani inagu soo fooleeyahay kuwaaso aney dawladeenu runtii kasii gaashaaman oo ad moodeyso ba in ay iska indho tireysay dhibaatooyinkaasi inaguso socda. Waxaase maanta bilaabey oo runtii socon doona [...]

Maayorka Burco Iyo Ciddii Amartay In Ciidamadda RRU-du Ay Dadka Laayaan Oo Xasuuqaan Hadda Xilka Ha Laga Qaado Haddii Kale Burco Degi Mayso

Maayorka Burco Iyo Ciddii Amartay In Ciidamadda RRU-du Ay Dadka Laayaan Oo Xasuuqaan Hadda Xilka Ha Laga Qaado Haddii Kale Burco Degi Mayso

Waxan aad uga xumahay xalada burco ka taagan , waxaynu Ognahay in xaalado badan oo guracani baryahanba ka jireen magaalada xaaladahasi qaar an qoraalka lagu dhex sheegi Karin ba ku jira , waxa ayaan dara in manta oo aynu ognahay halka xaaladeenu marayso in rag ka shaqeeyan abuurista fidnada  Waxa jirta in dowlada hoose mamnuucday [...]

Bilowgii seeska nabadda Somaliland ee 1991 W/Q: Cali Coomay

Bilowgii seeska nabadda Somaliland ee 1991  W/Q: Cali Coomay

Markii jabhadii S.N.M iyo shacabkii taageersanaa ay qabsadeen magaalooyinka somaliland, waxa magaallo kasta ka buuxay dad aad u badan oo ka mid ahaa xaasaskii ciidamadii max’ed siyaad, dadkii qoxootiga ahaa ee la doonayey in dhulka lagu beero iyo dad kale oo taageereyaal u ahaa kacaankii max’ed siyaad barre. Markaa waxa la isk weydiiyey maxaa laga [...]

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright