Category archives for: somaliland news

Somaliland: Trouble Times A Head By Dr. Mohamed Abdilahi Omar

Somaliland: Trouble Times A Head By Dr. Mohamed Abdilahi Omar

As Dahir Rayaale hangs on to power beyond his presidential term and delays elections, Somaliland sleepwalks into a political crisis. This puts the country’s democratic process and its international standing at risk – the two most crucial goals that are indispensable for Somaliland’s political future. Although the president’s term of office ends on 15 May, [...]

Halkani Ka Akhriso Dhammaanba Qormooyinkii 1-aad Ilaa Taxanaha Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale “Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaana

Halkani Ka Akhriso Dhammaanba Qormooyinkii 1-aad Ilaa Taxanaha Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale “Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaana

Hargeysa (Halbeegnews)– Akhristayaal iyadoo maalmahii ugu danbeeyey ay boqolaal email iyo farrimood ku soo dhacayeen shabakaddani caalamiga ah ee Halbeegnews oo lagaga codsanaayey inaanu dib ugu soo celino qormooyinkii hore ee taxanaha Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) “Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaana” qormooyinkani oo boqolaal kun oo reer Somaliland ahi aroor walba ku quraacdaan [...]

Qaybtii 8-aad: Qormooyinkii Taxanaha Ee Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale “Magacaabistaydii IYo Maagistaydii Laba Isku Lammaana”

Qaybtii 8-aad: Qormooyinkii Taxanaha Ee Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale “Magacaabistaydii IYo Maagistaydii Laba Isku Lammaana”

Hargeysa (Halbeegnews)– Akhristayaal qormadana waa qormadii 8-aad ee taxanahii Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaana akhris wacan Qormadii: 8aad Dadka qaarkii ayaa moodaya in aan iska qorayo taxanahan. Warqadda xilka sida gardarrada iyo maagga ah la igaga qaaday waxa la ii dhiibay 29/8/2012ka, waqti ku beegnaa ilaa kowdii iyo waxoogaa. Dastuur ahaan Magacaabistayda iyo Xil-ka-qaadistaydaba [...]

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Dhammaaba Qoyska Ilma Xasan Axmed Oo Tacsi U Diraya Ilma Ismaaciil Cabdilaahi Yaasiin Geerida Ku Timid Wiilkoodii Nuux Ismaacicil Cabdilaahi Yaasiin

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Dhammaaba Qoyska Ilma Xasan Axmed  Oo Tacsi U Diraya Ilma Ismaaciil Cabdilaahi Yaasiin Geerida Ku Timid Wiilkoodii Nuux Ismaacicil Cabdilaahi Yaasiin

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun Aabo Cabdi Xasan Axmed, Axmed Cali Xasan (Cali Khaalid) Maxamed Cali Xasan, Raxma Cali Xasan, Sureer Cali Xasan, Sahra Cali Xasan, Ilma Cabdi Xasan Axmed oo kala ah Maxamed Cabdi Xasan (Diridhaba), Guuleed Cabdi Xasan, ilma Shariif Xasan Suhuur, Naciima, Huda,  Saamiya, Najaad, Basma iyo Samar, Ilma Jaamac Xasan oo [...]

Anonymouse Oo Shaacisay Dhokomantiyo Muujinaya In Sirdoonka Dalka Jibouti Oo Lacago Joogta Ah Usoo Xawila Afhayeenka Madaxtooyada Miyuu U Shaqeeya?

Anonymouse Oo Shaacisay Dhokomantiyo Muujinaya In Sirdoonka Dalka Jibouti Oo Lacago Joogta Ah Usoo Xawila Afhayeenka Madaxtooyada Miyuu U Shaqeeya?

Hargeysa (Halbeegnews)– Sida ay bogooda ku daabaceen kooxda Anonymouse ee dhawaan sheegtay inay jabsadeen hayayaashii iyo barnaamijkii ay Xawaaladda iyo Bangiga DAHABSHIIL ku shaqaynaysay intii u dhexaysay bishii January ilaa July ee sannadkii 2011-kii ayaa waxaa lacago is daba joog ah loogu soo xawilaayey sanduuq xisaabeedka Account Number uu Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Daahir Cakuse [...]

Kontameeyo Ka Mid Ah Macaamiisha Dahabshiil Ee Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska Oo Ay DAHABSHIIL Ka Dafirtay Lacagahii Ay Ku Direen Oo La Waayey

Kontameeyo Ka Mid Ah Macaamiisha Dahabshiil Ee Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska Oo Ay DAHABSHIIL Ka Dafirtay Lacagahii Ay Ku Direen Oo La Waayey

Bristol (Halbeegnews)– Kontameeyo qof oo ka mid ah macaamiisha shariikadda xawaaladda DAHABSHIIL ee magaalada Bristol ee koonfurta dalka ingiriiska ayaa maanta isa soo hor dhoobay xafiiska xawaaladda DAHABSHIIL ay u leedahay magaalada Bristol iyagoo lacago kumanaan dollar gaadhaya oo ay u direen eheladooda ku nool meelo kala duwan gebi ahaanba lacagtaasi ay gaadhi wayday dadkii [...]

SOMTEL iyo DAHABSHIIL Oo Xuquuqdii Macaamiishooda Ku Gafay, Waxay Joojiyeen Shabakado Wararka Sii Daaya Sidii Dalalka Shuuciyadda Oo Kale (Internet Censorship)

SOMTEL iyo DAHABSHIIL Oo Xuquuqdii Macaamiishooda Ku Gafay, Waxay Joojiyeen Shabakado Wararka Sii Daaya Sidii Dalalka Shuuciyadda Oo Kale (Internet Censorship)

Hargeysa (Halbeegnews)– Shariikadda SOMTEL oo uu mulkiyadeeda leeyahay Maxamed Siciid Ducaale oo ah mulkiilaha shariikadda DAHABSHIIL ayaa bilawday inay macaamiisha ay u adeegto ula dhaqanto sidii dalalka nidaama shuuciyadda iyo kalitalisnimadu u shaqeeyo. Halbeegnews oo aan wax alla iyo waxay u dhintay ama ka dhintay DAHABSHIIL iyo SOMTEL aanay jirin ayaa waxay macaamiisheeda ka joojisay [...]

Sababaha Keenay Inay Shariikadda DAHABSHIIL Waydo Macaamiil Farabadan

Sababaha Keenay Inay Shariikadda DAHABSHIIL Waydo Macaamiil Farabadan

Waxaa mudooyinkan danbe aad isu soo taraya Dhaliilooyin, naceyb loo qabo shirkada Dahabshiil, Hadaba maxay umada Soomaaliyeed iyo Somaliland ku aragtay shirkadan? Dhab ahaantii shirkadan waa shirkad magac iyo sumcad ku leh dhamaan daafaha dunida iyo dhulka ay degto somaalidu, Maamulkeedana waxa uu ku caan baxay Hufnaan , Amaano iyo Adeeg wacan. Nasiib daro maalmahan danbe [...]

Halkani Ka Akhriso Lacagta Dahabshiil U Taalla Wasiirka Dibadda Maxamed Cabdilaahi, Afhayeennka Madaxtooyada Cakuse Iyo Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi Taxane

Halkani Ka Akhriso Lacagta Dahabshiil U Taalla Wasiirka Dibadda Maxamed Cabdilaahi, Afhayeennka Madaxtooyada Cakuse Iyo Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi Taxane

Hargeysa (Halbeegnews)–  Halbeegnews waxay si is daba joog ah u shaacin doona macluumaadkii ay Anonymouse kala baxday hayayaashii shariikadda DAHABSHIIL, anagoo taasi kaga aargoosanayna sababta ay shariikadda DAHABSHIIL ee isgaadhsiintu uga xayirtay dadweynahii ahrisanaayey shabakadda caalamiga ah ee Halbeegnews, haddii dadkiina jooga Hargeysa ee isticmaala SOMTEL aydaan akhrisan karin booqo bogayga facebook oo ah http://www.facebook.com/Halbeegnews [...]

Lacagtii Sooryada Ahayd Ee Dawladda Emirateku Soo Siisay M/weyne Siilaanyo Iyo Raxantii Tirada Beeshay Ee La Socotay Oo Suuqyada Sarrifka Lacagaha Saamayn Weyn Ku Yeeshay

Lacagtii Sooryada Ahayd Ee Dawladda Emirateku Soo Siisay M/weyne Siilaanyo Iyo Raxantii Tirada Beeshay Ee La Socotay Oo Suuqyada Sarrifka Lacagaha Saamayn Weyn Ku Yeeshay

Hargeysa (Halbeegnews)– Wararka naga soo gaadhaya magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa ayaa tibaaxaya in suuqyada ganacsiga iyo sarrifka lacagaha qallaad ee dalka laga dareemay xawli lacago qallaad oo dalka soo gallay tan iyo intii Madaxweyne Siilaanyo iyo raxantii iskugu jiray Wasiiradda, xaruntiisa Madaxtooyada, siyaasiyiinta xisbiyadda iyo Marwooyinka Aamina Weris iyo Huda Barkhad ay dalka dib [...]

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright