Haddii uu ku guulaysto tahriibta iyo dalandoolka wuxu u dallacayaa qurbojoog. Markaa waa qof muwaadin ah oo fiican. Wuxu ka mid noqonayaa kuwa dalka soo dhisa, dadkeenana soo masruufa, Haddii uu ku guuldarraysto waa qof aan la jeclayn, waxana dusha lagaga tuuraa nacdal………Ma sidaas-baa?!!!! Dhinaca kale, markaynu ka hadlayno maxaa sabab u ah tahriibta. Marka [...]
May 18, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Taariikhdu Waxa Ay Aduunka U Tahay Barkutaal Ama Calaamd Aan La Dhafi Karin, Taariikhda Iyada Ayaa Is Qorta Cidina Ma Qorto Cidina Uma Dhigi Karto Sida Ay Doonayso Ama Ay Jeceshay ,Taariikhda Waxa Laga Daraaseyaa Isbadal Umadeen .Horumar Iyo Dib udhaca Umadeedba Somaliland Waxay Aduunaka Ku Leedhay Taarikh Aan Cidina Dafiri Karin ,Waana Cadaceeda Duhur [...]
May 18, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
18 May waa maalin taariikhi ah oo ku suntan inta badan quluubta bulshadda Somaliland. Maalintani waxay ka mid tahay maalmaha kooban ee mideeya shacabkeena. Hooyooyin ayaa ku goblamay. Curado ayaa lagu waayey . Qoysas ayaa qaarkood ku dabar go een maalintan darted. Hantida lagu bixiyey xaqiijinta maalintan xisaab laguma sheegi karo. Sharaf dil iyo magic [...]
May 16, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Waxa dhawaan inagu soo fool eh maalintii qiimaha weyn inoo laheyd ee aynu ku dhawaaqney gooni isu taaga somaliland ee qaranimadeena astaanta u aheyd – wa maalinta 18ka May wa maalin mudan dabaaldag, damaashad iyo qadarin weyn, wa maalin mudan in aynu caalamka meelkastoo aynu joogna gudo iyo dibad ba muujino qiimaha ay maalintaasi inaga [...]
May 16, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha qiimaha badan meelkasta oo ay joogaanba ee reer somaliland intaas hadaan hoos uga sii daadago oo aan guda galo nuxurka maqaalkaygan waxaan rabaa inaan bal badheedhahayga ka dhiibto arrintan lagu wareeray ee Awdal State-ka. Marka runta loo dhaba galo in umadi wax noqoto ama ay umadi rabto inay samaysato muraayad [...]
May 16, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Soomaalida sideedaba laguma xukumi karo xoog,cadaadis iyo caga jugleyn waxase lagu xukumi karaa jilib salaax,wada tashi, isu tanaasul,is qiimayn iyo is qadarin kaligii taliyihii ugu madaxa adkaa ee soo mara umadii soomaaliyeed wuxuu ahaa Maxamed Siyaad Barre oo aynu og nahay natiijadii camalkiisu wixii uu gayaysiiyey, dhamaadkii nolashiisa, iyada oo tirada guud ee ciidamadiisa iyo [...]
May 14, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Salaan wacan somaliland iyo saxaafadeeda. Somaliland waa qaran jiritaankiisa iyo sidu ku yimd aad uga qaalisantahay qaramo badan oo adduunka jira, waa qaran ku taagan tiirar adag oon Alle mooyee cid kale dumin karin. Ingiriis markuu dalkeenna foodda soo geliyay ee ugu horaysay dagaalo qadhaadh baa lagu salaamay Berbera, waxa haba yaraatee suurta gal u [...]
May 14, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Waaryaadhaheen ninkii Faysal Cali Waraabe ee fadhfadh-layn-jiray ma waxanuu baryahanba la dhukusayey ee uu ina lahaa shir qaran baan qabanayaa, sawkan isu dhiibay ee qumaatiga ula shiray Xasan-kii ay xukuumadani ka xaragootay. Walee Faysalbaan Wala-Weyn iyo wax aabahood goblamay looga taag helin, kulan tuugo ah oo uu kolba kula yeesho dibadahaa uu wareego. Waar ninku [...]
May 13, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiininta Somaliland ee ka yaq yaqooda xumanta una hiiliya wanaaga iyo xuman diidka ah.. Tirada dadka ee aduunku waxay gaadhay 7 Bilion oo qof (waa Todoba kun oo Milyan), Waxay lix jeer ka badan tahay dadkii aduunka ku noolaa ka hor [...]
May 13, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »
Hore ayaan maqaal hore ugu sheegay inaan madaxwaynahii Somaliland loo doortay Mr. Ahmed Mohamoud (Silaanyo) aanu anu inaba xukumin wadanka sababa xaga dadu ay keentay awgeed. Aniga oo ay ii muuqatay sida dalku ugu gacangalay dad aan loo dooran ayaan waxaan soo jeediyay in bal arrintaa baadhitaan lagu sameeyo si dalka loo badbaadiyo. Imika waxaa [...]
May 13, 2013 | Posted in
Opinion |
Read More »