Hargaysa, February 18, 2013 (Halbeegnews) – Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah-furayey xafiiska dhexe ee shirkada xawaalada lacagaha Jubba Express ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargaysa. Xafladaasi ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland oo uu ka mid ahaa wasiirka wasaarada [...]
Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI, Wasiirkii Hore ee Wershadaha Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Axmed Cali Ubaxle ayaa Tacsi tiiranyo le h u diraya dawladda iyo shacabka reer Jabuuti iyo Guud ahaanba dhamaan umaddaha reer Jibouti iyo reer Somaliland Geerida Naxdinta lahayd ee ku timid Guddoomiyihii Baanka dhexe Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Jaamac Maxamoud Xeyd oo shalay [...]
Maamulka, Macalimiinta iyo dhamaan Hawlwadeenada Jaamacadda Gollis oo uu ugu horeeyey Dr. Saeed Ahmed Hassan, Muse Ahmed Duale, Dr. Hussein Yasin Ismail, Eng. Ivon Jokson, Eng. A/Rahman M. Muhed, Nimcan Abdi Ali, Sacdiya Maxamed Daud, Ahmed-Yasin Mohamoud, Omar Hussein Abdi, Luul Khalif Handule, Ahmed Jambir Suldaan, Eng. Mohamoud M. Essa, Mustapha A/Rahman Ismail, Aidarous Mohamed [...]
December 9, 2012 | Posted in
Editorial,
literature |
Read More »
GOLLIS UNIVERSITY: Job advertisement Institution: Gollis University Location: Hargeisa Position: Human Resources Director Due Date: Nov 29, 2012 Requirement: The applicant must have Master’s Degree, Bachelor’s degree in Business Administration, Human Resource Management, or closely related [...]
November 21, 2012 | Posted in
Editorial,
literature |
Read More »
Xukuumada iyo golaha Wakiilada iyaga hore ayaa loo ogaa inaanay xoriyatul qawlka dan ka lahayn balse waxa layaab leh xukuumadahan reer Galbeedka gaar ahaan kuwa UK iyo USA ee hay’adahooda sirdoonku ay soo abaabuleen xeerka hay’ada sirdoonka Somaliland ee tirtiraya intii yarayd ee laga haystay xoriyada saxaafada. Shaw nimankan reer galbeedka dimuqraadiyad iyo xoriyatul qawlkaba [...]
Just less than 30 years ago, Ahmed Mohamoud Siilaanyo, the incumbent president of Somaliland, and the founder of Dahab Shiil, Mohamed Saed were watching each other’s back and had been shoulder to shoulder with each other. They met in the early 80s while the President was in exile and Saed worked in a kiosk called [...]
July 29, 2012 | Posted in
literature |
Read More »
Hargeysa (Halbeegnews)– Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Waa Geesi, Halgama, ilaahay ku manaystay daacadnimo iyo Qarran jecayl inbadan oo xilal ummadda u haysa aanay lahayn, Eng. Faysal Cali Waraabe wuxuu naftiisii, hugiisii, hoygiisii,ooridiisii iyo Caruurtiisii ka door biday inuu qaranimada Somaliland mid dheer iyo ku gaabanba u koro. 9 sannadood ee ugu danbeeyey [...]
Hargeysa (Halbeegnews)– Guud ahaanba Caasimadda qaybaheeda kala duwan iyo gaar ahaan ciidanka Qallabka sida ee Somaliland ayaa waxay ku jiraan diyaar garawgii ugu danbeeyey iyagoo dhammaanba shacabka Somaliland meel kasta oo ay adduunyada daafaheeda ka joogaan gudo iyo dibadba ay isku diyaarinayaan xuska sannad guuradda 20-aad ee maalintii Somaliland madax banaanideeda dib ugala soo noqotay [...]
Televiv (Halbeegnews)– Iyadoo aan akhristayaal idiinku ballan-qaadnay inaanu usoo bandhigi doono barnaamijyo iyo weliba Warar si toos ah aanu u baadhnay isla markaana Weriyayaasha Halbeegnews oo ah khubaro muddo dheer ku soo jiray mihnadda saxaafadda ayaa waxaa maanta noo suurtagal noqotay inaanu la xidhiidhno Muwaadin reer Somaliland ah oo degen dalka boqortooyada Ingiriiska oo dhawaan [...]
Tripoli (Halbeegnews.com)– Hogaamiyaha dalka Libiya Mucamaral Qaddafi oo todobaadyadii ugu danbeeyey la dala-dhacaayey kacdoono kaga furmay dalkiisa xoogaga mucaarid ah oo todobaadkii hore gacanta ku dhigay magaalo madaxdii labaad ee dalka Libiya Bengazi ayaa maanta gelinkii danbe Hogaamiyaha Libiya isagooku la hadlaayey taageerayaashiisa mid ka mid ah qasriyadiisa magaalada Tripoli wuxuu sheegay in loogu abaal [...]