Category archives for: featured

Hargeysa; Qiimaha Shidaalka Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Maceeshada

Hargeysa; Qiimaha Shidaalka Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Maceeshada

Hargeysa, June 19, 2013 (Halbeegnews) – Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxa kor u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo shidaalka, gaar ahaan Batroolka ee Suuqyada Shidaalka Hargeysa. Tobanka Liter ee Batroolka oo hore loogu iibin jiray $10 dollar ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay kaalmaha shidaalka ee caasimada Hargeysa laga siinayay qiime dhan [...]

Masar Iyo Ethiopia Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Biyo-Xidheenka Ethiopia Ka Dhisayso Blue Nile-Ka Ee Ka Dhex Taagnaa

Masar Iyo Ethiopia Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Biyo-Xidheenka Ethiopia Ka Dhisayso Blue Nile-Ka Ee Ka Dhex Taagnaa

“Waxa Aanu Ku Heshiinay Inaanu Bilawno Tashiyo Degdeg Ah Oo Labada Dhinac Ay Ku Yeelanayaan Kulamo Heer Farsamo Iyo Siyaasadeedba Ah” Wariirka Khaarajiga Masar, Maxamed Kamal Addis Ababa, June 19, 2013 (Halbeegnews) – Ethiopia iyo Masar ayaa waxa ay isku waafaqeen inay sii wadaan wada hadalo ku saabsaan saamaynta uu yeelan karo Biyo xidheenka Ethiopia [...]

Daawo Video Barnaamij- Xildhibaan Maxamed Farax Qabiile oo ka hadlay dhulka La Xayiray ee Berbera Digreetadii Madaxweynahana Naqdiyay Talooyina Madaxweynaha Usoo jeediyay

Daawo Video Barnaamij- Xildhibaan Maxamed Farax Qabiile oo ka hadlay dhulka La Xayiray ee Berbera Digreetadii Madaxweynahana Naqdiyay Talooyina Madaxweynaha Usoo jeediyay

Hargeysa (Halbeegnews)–19/06/2013– Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan mudanayaasha aqalka sharci dajinta ama golaha wakiiladda ee Somaliland ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera oo uu ku suganyahay si weyn u qaadacay digreetadii xayiraadda dhulka ee madaxweyne Siilaanyo soo saaray, waxaana shirkisa jaraa’id joogay weriyaha Halbeegnews ee gobolka [...]

Xaaladda Ammaanka Oo Magaalooyinka Somaliland Faraha Ka Baxay Iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Duur Oo Barkimo Dheer Sarajooga Dhigtay Iyo Taliyahii Ciidanka Booliiska Oo Shaqadiisii Noqotay Inuu Cayaaraha Kubadda Ku Daawado Garoonka Marna Shaashadaha Warbaahinta Ka Muuqdo

Hargeysa (Halbeegnews)–18/06/2013– Dhimashada ayaa gaadhay afartii maalmood ee ugu danbeeyey ilaa shan qof oo ku dhintay magaalooyinka Hargeysa, Xariirad, Dacar Budhuq, Iyo Gariyaad oo dhammaantoodba dadkaasi lagu dilay gaadmo iyo rasaas nool oo aan ciddii dishay weli aan loo qabanin. Habeen seddexaadkii ayey ahayd markii Hooyo seddex caruur ah dhashay oo magaceeda alla ha u [...]

Shirkii Beesha Sacad Muuse Oo Dib Loo Dhigay Ka Dib Markii Ergooyinka Shirka Iyo Labadii Garab Ee Kala Qaybsana Ay Sidaasi Isku Afgarteen

Shirkii Beesha Sacad Muuse Oo Dib Loo Dhigay Ka Dib Markii Ergooyinka Shirka Iyo Labadii Garab Ee Kala Qaybsana Ay Sidaasi Isku Afgarteen

Hargeysa (Halbeegnews)–18/06/2013–  kulankii u danbeeyay ee lagu soo af jarayay shirka sacad muuse oo ay goob joog ka ahaayeen salaadiinta beesha Sacad Muuse iyo gudidii dhex dhexaadinta ayaa soo saaray in shirkii Sacad Muuse laqabandoono 17-ka bisha 8aad ee 2013-ka. Sidoo kale waxa ay go’aamiyeen gudida qaban qaabada in ay salaadiintu soo xuli doonto, tiradooduna [...]

Qarax Lala Beegsaday Goor Dhawayd Ciidamadda Kenya Ee Ku Sugan Magaalada Kismaanyo Oo Sababay Khasaare

Qarax Lala Beegsaday Goor Dhawayd Ciidamadda Kenya Ee Ku Sugan Magaalada Kismaanyo Oo Sababay Khasaare

Kismaanyo (Halbeegnews)–18/06/2013–Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee koonfuurta Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax lala eegtey gaadiid ay wateen ciidamada Kenya oo ka mid ah xoogagga nabad ilaalinta ee AMISOM. Dad goobjoogeyaal ah ayaa VOA u sheegey in saddex askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ay ku dhaawacmeen qaraxaasi. Hase yeeshee afhayeenka ciidamada Kenya Major Emmanuel [...]

SONYO Oo Walaac Xoog Leh Ka Muujisay Tahriibka Da’yarta S/Land Ee Sii Kordhaya, Qaylo-Dhaan-Na U Dirtay Xukuumadda, Waalidiinta Iyo Bulshadda S/Land

SONYO Oo Walaac Xoog Leh Ka Muujisay Tahriibka Da’yarta S/Land Ee Sii Kordhaya, Qaylo-Dhaan-Na U Dirtay Xukuumadda, Waalidiinta Iyo Bulshadda S/Land

“Waa In Xukumada JSL Gacan Bir Ah Ku Qabato, Xididadana U Siibto, Waxa Ka Hadhay Inta La Qab-Qabtay Mooyee, Shabakadaha Aboolayaasha Ah Ee Tahriibiya Dhalinyarada”Warmurtiyeedka SONYO   Hargeysa, June 18, 2013 (Halbeegnews) – Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee Jamhuuriyada Soomaaliland ee SONYO ayaa wal-wal iyo walaac xoogleh ka muujisay Tahriibta da’yarta dalku ay ku le’deen [...]

Wasaaradda Duulista Oo Hawada Somaliland Dib Uga Celisay Diyaarad Rakaab Oo Ruqsad Ka Soo Qaadatay Muqdisho, Diyaaradaasi Oo Markii Danbe Fadhiisatay Magaalada Gaalkacayo

Wasaaradda Duulista Oo Hawada Somaliland Dib Uga Celisay Diyaarad Rakaab Oo Ruqsad Ka Soo Qaadatay Muqdisho, Diyaaradaasi Oo Markii Danbe Fadhiisatay Magaalada Gaalkacayo

Hargeysa (Halbeegnews)–18/06/2013–Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa manta Hawada ka celisay diyaar siday rakaab, taasoo ruqsad madaaraka Hargeysa uga soo qaadatay Muqdisho. Diyaaradan oo ku dagtay markii danbe magaaladda Gaalakacayo ayay wasaaradda Duulistu ka soo saartay War-saxaafadeedkan. War-saxaafadeed: Ka Soo Baxay Xafiiskii Wasiirka Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Ujeedd: Hawada Somaliland Xukuumadda Somaliland waxay hawadeeda [...]

Hawraarta Halbeegnews: Xaqsoorkuba Haddii uu Wasiiro La Siiyo Ku Qancaayo Maxaa Hore Uga Qaylisiiyey

Hawraarta Halbeegnews: Xaqsoorkuba Haddii uu Wasiiro La Siiyo Ku Qancaayo Maxaa Hore Uga Qaylisiiyey

Hargeysa (Halbeegnews)–18/06/2013– Soomaalida hore waxay ugu maah-maahda “Wixii la qariyaba qudhunba ku jira” Ururkii xaqsoor ee bishii November ee kal hore markii lagu dhawaaqay natiijadda doorashada golayaasha deegaanka la sheegay inuu saaxadda siyaasadda ka siibtay, isla markaana madaxda ururkaasi iyo dad badan oo looga qaateen u ah siyaasadda socod baradka ah ee Somaliland ay isku [...]

Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arrimaha Soomaalida Nicholas Kay Oo Sheegay Inaanay Ku Qanacsanayn Go’aankii Xukuumadda Somaliland Ku Mamnuucday Xafiiskiisa Hargeysa, Sheegayna Inuu Wareeg Labaad Oo Wada Hadalo Ka Culus Kuwii Hore La Yeelanayo Madaxda Somaliland

Muqdisho (Halbeegnews)–18/06/2013– Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha soomaalida, hawlgalka cusub ee la baxay UNSOM Danjire Nicholas Kay ayaa maanta mar uu ku soo laabtay magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in aanay qaramada midoobay ku qanacsanayn go’aankii Somaliland ku mamnuucday xafiiskiisa laga furi lahaa magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa. Ambassador Kay wuxuu sheegay [...]

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright