Holloway London (Halbeegnews)– Marwo Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil oo ah Gabadh dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa noqotay Gabadhii ugu horaysay ee abid taariikhda magaalada London ku guulaysata inay ka mid noqoto xildhibaanada golayaasha deegaanka ee magaalada London iyo guud ahaanba dalka boqortooyada ingiriiska noqotayna Marwadii ugu horaysay ee jinsiga Soomaaliyeed ka soo jeeda ee [...]
London (Halbeegnews.com)– Madaxweynahii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefdi uu hogaaminaayo oo ka soo kicitimay magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa oo maalmahii ugu danbeeyey uu ku sugna ka dib kulano uu la yeeshay madaxda dalka Ethiopia oo ay ka mid yahiin Ra’isal wasaare Melez Sanawi ayaa habeen hore Madaxweyne Rayaale iyo wefdi uu [...]
Muqdisho (Halbeeg)– Unugyo ka tirsan Ciidamadda dalka Ethiopia oo wata Gaadiidka Gaashaman iyo hubka culculus ayaa waxaa lagu arkay maanta duhurkii iyagoo soo gallay magaalada Dhusamareeb ee badhtamaha dalka Soomaaliya, dad goob joog ahaa oo ku sugan magaalada Dusamareeb ayaa u xaqiijiyey Shabakadda Halbeegnews in ciidamaddaasi ay meel magaalada Berri kaga toosan ay degeen iyagoo [...]