Category archives for: congratulations

Faallo: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Maamulkiisii Waxay Noqdeen Waan Is yar Gamaarshoo Dadka Waan U Gabanayee Mar Dhaw Ayaan Is Galaya, Wajiguna Is Guraya, Indhahana Gayaxaya

Faallo: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Maamulkiisii Waxay Noqdeen Waan Is yar Gamaarshoo Dadka Waan U Gabanayee Mar Dhaw Ayaan Is Galaya, Wajiguna Is Guraya, Indhahana Gayaxaya

London (Halbeeg)–Way igu adkayd inaan mar uun ka hadlo ama taabto dhibta iyo dhiiladda aan sacabadu qarin karin ee sida heeryada u dul hoganaya Madaxtooyada Somaliland, dabcan Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxaan u leeyahay aqoon wanaagsan, waxaan inbadan u hayey karaamo iyo sharaf badan, waxaan bidaayey inuu noqon doono haldoor, [...]

Madaxweynahii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Oo Soo Gaadhay Magaalada London Habeen Hore

London (Halbeegnews.com)– Madaxweynahii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefdi uu hogaaminaayo oo ka soo kicitimay magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa oo maalmahii ugu danbeeyey uu ku sugna ka dib kulano uu la yeeshay madaxda dalka Ethiopia oo ay ka mid yahiin Ra’isal wasaare Melez Sanawi ayaa habeen hore Madaxweyne Rayaale iyo wefdi uu [...]

Ciidamadda Ethiopia Oo Xeryo Militery Ka Samaystay Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya Isla Markaana Ka Caawinaya Amisom iyo Dawladda TFG Xogaha Sirdoonka

Muqdisho (Halbeeg)– Unugyo ka tirsan Ciidamadda dalka Ethiopia oo wata Gaadiidka Gaashaman iyo hubka culculus ayaa waxaa lagu arkay maanta duhurkii iyagoo soo gallay magaalada Dhusamareeb ee badhtamaha dalka Soomaaliya, dad goob joog ahaa oo ku sugan magaalada Dusamareeb ayaa u xaqiijiyey Shabakadda Halbeegnews in ciidamaddaasi ay meel magaalada Berri kaga toosan ay degeen iyagoo [...]

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Shan Nin Oo Hore Ugu Eedaysna Falal Argagixiso Oo La Sheegay In Falkaasi Lagu Waayey

Hargeysa (Halbeegnews)– Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta xabsiga ka sii daysay shan nin oo hore loogu eedeeyey inay falal argagixiso ah faraha kula jireen oo muddo laba bilood ka hor ah lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco, Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland oo caawa fiidkii u waramaayey shabakadda caalamiga ah ee Halbeegnews.com ayaa sheegay [...]

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright