Author Archive:

qabyaalada iyo sportigu meel ma wada galaan ( ciyaaryahankii hore ee kooxaha Ex-npp iyo Ex-gaashaan, Amin(qaro)

qabyaalada iyo sportigu meel ma wada galaan ( ciyaaryahankii hore ee kooxaha Ex-npp iyo Ex-gaashaan, Amin(qaro)

Salaamu calaykum dhamaantiin walaalayaal, markaa hore waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay sida uu u socdo koobka ciyaaraha gobolada ee somaliland, waxaanan hambalyo u dirayaa dhamaan 13-ka gobol ee tartanka kasoo qayb galay iyo sida fiican ee ay uga qaybqaateen. laakiin dhinaca kale waxaa wax aad looga xumaamdo ah in ciyaaryahanadii ka socday gobolka togdheer [...]

laacibkii kubada cagta ee caanka ahaa ee reer brazil Ronaldo oo london arday ka noqonaya bisha dambe

laacibkii kubada cagta ee caanka ahaa ee reer brazil Ronaldo oo london arday ka noqonaya bisha dambe

  laacibkii kubada cagta ee kooxaha barcelona iyo intermilan ayaa arday ka noqonaya magaalada london. cajiiiib waa maxay sababtu talow.Ronaldo to become student in London, akhri warbixintan oo af English ah,   HALBEEGNEWS, UK

Sir Maxamed Faarax Halyeygii Hantiyey Labada Biladood Ee Dahabka Ah Oo Booliiska Socdaalka Portland Ee Dalka Maraykanku Ay Joojiyeen Kuna Eedeeyeen Inuu Argagixiso Ay Uga Shakiyeen “Xita Labadaydii Biladood Tusay Oo Qanci Waaye” Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain Oo Ka Cadhootay

Portland (Halbeegnews)– Booliiska socdaalka ee magaalo xeebeedka waqooyi galbeed ee dalka maraykanka ee Portland ayaa joojiyey Orodyahanka caanka ah ee dhawaan la siiyey darajada ugu saraysa ee laga bixiyo dalka ingiriiska ee CPE (SIR) Sir Mo Farah. Dhacdadani ayaa asiibtay Maxamed Faarax ka dib markii uu dhawaan ka dhoofay magaalada London oo uu degenyahay isla [...]

axkaamta bisha barakaysan ee ramadaan, sheekh umal, dhagayso

axkaamta bisha barakaysan ee ramadaan, sheekh umal, dhagayso

Axkaamta Ramadan2

suaal:gabadhu xil umada ma u qaban kartaa, sheekh berberaawi. dhagayso

suaal:gabadhu xil umada ma u qaban kartaa, sheekh berberaawi. dhagayso

gabadhu madax ma noqon kartaa (part one)

fadliga ramadaanka uu leeyahay, sheekh maxamed (umal) ku dhagayso mobilkaaga

fadliga ramadaanka uu leeyahay, sheekh maxamed (umal) ku dhagayso mobilkaaga

s/c ka faaiidayso casharkan fadlanFaliga Ramadan1 halbeegnews, uk

qaar ka mida ciyaartoygii hore ee ex-npp hargeisa,oo hambalyo farxad leh u diraya tafatiraha halbeegnews iyo marwadiisa oo wiil ugu dhashay conventry, uk

qaar ka mida ciyaartoygii hore ee ex-npp hargeisa,oo hambalyo farxad leh u diraya tafatiraha halbeegnews iyo marwadiisa oo wiil ugu dhashay conventry, uk

qaar ka mida ciyaartoygii hore ee ex-npp oo ay ka mid yihiin amiin(qaro) axmed(fiqi) khadar(shafay) oo hambalyo farxad leh u diraya tafatiraha halbeegnews mohammed (diridhaba) iyo marwadiisa oo wiil ugu dhashay magaalada conventry ee cariga ingiriiska, waxaanu leenahay wiilkaa ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa , dadkiisa iyo diintiisaba anfaca insha alah, halbeegnews, uk  

Daawo Video-berbera 150 araday oo dhamaystay barshada luuqadaha Englishka, Carabida iyo Computerka oo shahaadooyin la gudoonsiiya

Daawo Video-berbera 150 araday oo dhamaystay barshada luuqadaha Englishka, Carabida iyo Computerka oo shahaadooyin la gudoonsiiya

Berbera(Halbeegnews.com)– 150 araday oo isugu jira gabdho iyo wiilal bartay luuqadaha Carabida,Ingiriisida iyo adeegsiga kombiyuutarka sidoo kale waxa iyaguna kamid ahaa ardaydaa qeybo kooban oo iyaguna bartay koorasyo kooban oo saxaafada ah waxaana xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay loogu qabtay ardaydaa hoolka jaamacad bada magalada berbera, aradaydan ayaa culuumahan ay ardaydani barteen ayaa waxay ka barteen [...]

Daawo Video: Wasiirka Duulista Hawada Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Madaarka Caalamiga Ah Ee Berbera

Daawo Video: Wasiirka Duulista Hawada Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Madaarka Caalamiga Ah Ee Berbera

Berbera (Halbeegnews)– Waxaa laga hirgeliyey madaarka caalamiga ah ee magaalada Berbera dhismo casri ah oo ay ku qallabaysanyahiin aalado kala duwan, haddaba dhismaha kordhinta Madaarka Berbera ayaa maanta wasiirka wasaaradda duulistu dhagax dhigay Daawasho wacan Halbeegnews, Hargeysa halbeegnet@gmail.com

Daawo Video: Madaarka Magaalada Sheekh Ee Gobolka Saaxil Oo Boob Baloodh Baloodh Loo Kala Qaatay Iyo Mudanayaasha Golaha Deegaanka Sheekh Oo Qaylo Dhaan Diraya

Daawo Video: Madaarka Magaalada Sheekh Ee Gobolka Saaxil Oo Boob Baloodh Baloodh Loo Kala Qaatay Iyo Mudanayaasha Golaha Deegaanka Sheekh Oo Qaylo Dhaan Diraya

Sheekh (Halbeegnews)– Madaarkii degmada Sheekh ayaa loo bililiqaystay baloodh baloodh, waxaana boobkaasi la sheegay inay qayb ka yahiin kooxo aan la garanaynin, boobka lagu bilaabay Madaarka magaalada Sheekh ayaa waxaa ka hadlay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada Sheekh, Halbeegnews ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen mudanayaasha golaha deegaanku warbixintani idiinka diyaarisay daawasho wacan: Halbeegnews, [...]

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright