anigoo ah Eng: mohamed haji c/raxman adem (Germany) kana mid ah dadka sida joogatada da ah
ula socda warbaahiyaha caalamiga ah ee halbeegnews.com
waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhamaan madaxda maamulka iyo shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee halbeegnews.com
run ahaantii waxa mucjiso iyo lama arag ah sida ay halw wadeenada shabakadu u gudanayaan xilka ka saaran umada somaliland
iyaga oo mar walba ku dadaala sidii ay uga haqabtirilahaayeen umada rer somaliland warkasta oo xaqiiqa oo caalemka ka dhaca
waxaan leeyahey hambalyo saxibayaal meelkastood ka joogtaan caalemka
run ahaantii anigu shaqsiyan marka aan ka hadlo fikradeyda iyo aragtideyda gaar ahaaned
1-markaan arkey sida hufan ee kartidu ku dheehan tahey ee ay hawshooda u gudanayaan
2-markaan arkey sida aadka u qurxoon ee sharaftiyo sumcadu ku dheehan taheyn ee ay u soo dhaweynayaan qofkasta o kusoo bira
akhristayaasha shabakada caalamiga ah ee halbeegnews
3-marka aan arkey 100% wararki u dameeyey caalemka oo xaqiiqa oo ay usoo gudbinayaan umadooda si hagar la.aana
waxa aan u aqoonsadey warsidaha qarniga 21aad ee somaliland amaba somali odhan meel kastoo ay caalemka jogan
waxaanan idinku boorinayaa in aad hawsha aad ku jirtaan ee imikaba sida aadka loo la dhacey u wadaan-
ineydaan ka caajisin….oo hadh iyo habeena ugu jirtaan heegan buuxa umada afsomaliga ku hadasha gar ahaan shacbiwaynaha reer somaliland
midakale waxaan idinku dardaarayaa in aydaan ka gaban xaqiiqada marba indhiinu arkaan..iskana ilaalisaan waxwalba oo qaranimada somaliland wax u dhimaya insha alah..
waxaanan idin leeyahey marlabaad hambayo hambalyo..waanu idiin hanweynahee oo la idin haybinaayee hawlwadeenada shabakadooy
idinkoon cidnaba ka hagran hawshiina guta……..habeegnews.com….halbeegnews.net
alaa mahad leh
Eng:mohamed haji abdirahman adem (Germany)
eagle-express@hotmail.com
This post has been viewed 2111 times.






