Daawo Barnaamij Dood Kulul Oo Telefishanka Universal U Qabtay Dacwadda Cali Samatar: Dooda Somaliland Waxaa Matalaya Ambassador C/fataax Siciid Axmed

Posted by on Dec 31st, 2011 and filed under Audio & Video, Editorial, featured. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

London (Halbeegnews)– waxaa sannadkii 2010-kii telefishanka UNIVERSAL oo xaruntiisu yahay magaalada London uu ka diyaariyey barnaamij doodeed kulul Gacan ku dhiigle Cali Samatar, dooddani waxaa ka qayb gallaya Ambassador Cabdifataax Siciid Axmed oo wakhtigaasi ahaa Safiirkii Somaliland ee Jamhuuuriyadda Ireland imikana ah Xoghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga UCID, iyo dhinaca Cali Samatar oo uu difaacayo Cabdicasiis Xildhibaan oo ah nin Maxamed Siyaad Barre adeer u ahaa oo ka mid ahaa saraakiishii kacaankii siyaad barre ee u fadhiyey safaaradda London, Daawasho wacan:

Halbeegnews, London
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 3079 times.

Categories: Audio & Video, Editorial, featured
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright