Waa halbeeg news’o Halyeya u hagar baxay, Hubsimaa u caado ah, Wararkii haatan dhacaybad, Second aad ku helaysaa,

Posted by on Mar 16th, 2011 and filed under Editorial, Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Waa halbeeg news’o

Halyeya u hagar baxay,
Hubsimaa u caado ah,
Wararkii haatan dhacaybad,
Second aad ku helaysaa,
Maah-maah horaa tidhi,
War la’aan iyo gaajada,
lama hayn karaayo,
waa loo hamuumaa, 

Waa halbeeg news’o
Waa hadhac akhbared,
Waa hoy abwaankiyo,
ku kulmaan halyeeyadu,
huf iyo been ma shegan,
Dadka kii halawsan
Waa meel lagu hadeyo
Hilinkisa lagu tuso,
Hadal haan ma buuxsho,
halbeeg iyo amaanteed,
higaad laguma koobee,
horta mar uun bal so arag

mohamoud ibrahim (Shadaf)


This post has been viewed 5606 times.

Categories: Editorial, Opinion
Tags:

3 Responses for “Waa halbeeg news’o Halyeya u hagar baxay, Hubsimaa u caado ah, Wararkii haatan dhacaybad, Second aad ku helaysaa,”

  1. FAIZA says:

    MASHAA ALAAH AFKA CAANO LAGUUGU QABAY AAD BAANU UGU FARAXSAN NAHAY UGANA HELAY WEBSITE KAN CUSUB

  2. xamse says:

    gr8 walee waa tix fiican afkaga caano lagu qabay abwan, waa shabakad aan hadhwanaag kaga raysandoono insha allah

  3. SAID says:

    websitekan wuu jiraa

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright