gudoomiyaha suxufiyiinta midawga afrika oo la kulmay wasiirka warfaafinta ee Ethiopia

Posted by on Mar 15th, 2011 and filed under Audio & Video, featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Gudoomiyaha Suxufiyiinta Q .Africa ee ka hortaga Qalalaasaha Qaarada oo socdaal Shaqo ugu sugneyd dalka Ghana ayaa kulan lafo gur iyo wadaagis Xaalada Warbaahinta Qaarada kula yeelatey xafiiskiisa Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaadhsiinta ee Dowlada Itoobiya,Mr.Bereket Simon

Kulanka dhexmarey Wasiirka Warfaafinta ayay ku tilmaamtey gudoomiyaha Saxafada ee Africa {JAR} Moha D.Farah Jire inuu ahaa mid lagu lafo gurayay sidii loo horumarin lahaa arimaha warbaahinta ee idil ahaan Qaarada Africa, Wasiirka warfaafinta ee Itoobiya Mr. Simon waxa uu runtii Saxaafada qaarada kala qaybqaatey arimo badan ,wakhtiyad aMidowga Africa shirweynayaashoodu ay socdaan oo Wadamo badan oo Qaarada ah Warbaahinta il gaar ah lagu eego ayuu Wasiir Bereket Simon si habsami ah oo Dimoqraadiyad badani ku dhehantahay ugu soo dhaweeya Warbaahinta waana arin ka marag kacaysa sida itoobiya ay ugu heelantahay himilo Dimoqradiyadeed oo gun dhig adag ay u tahay warbaahintu, waana arin aan Saxafad ahaan usoo jeedinayno Idil ahaanba Dowladaha Afica ee cabsida ka qaba warbaahinta ayay tidhi Moha Farah Jire, waxay sheegte
Warbaahinta iyo siday qayb ugala qadan karaan horumarka ay Qaarada Africa ku talaabsanayso, hadii aan la dhiiri galinin Saxaafada iyo madax bananideedana runtii waxa ka iman kara in Marin habaab, dib udhac iyo Saxafada oo ilowda awooda horumarineed ee ay dalalkoodu si hagara aan ah uga geysan karaan ayay tidhi Moha , waxanay sheegtey inaan warbaahintu masuuliyad iska saarikarin dalalkooda, gobolka Qaarada ay ka waramayaan iyo idil ahaanba Qaarada hadii aan Tixgelin, soo dhawen iyo dhiiri galin Aqoon,iyo Maalgalin ba aysan dowladahoodu u fidin, Waxay ku tidhi odhaadeeda Gudoomiyaha Saxafada Africa ee magacooda oo soo gaabiyo JAR, Runtii Wasiirka Warfaafinta ee Itoobiya iyo Xukumada Dowlada Itobiya waan ku hambalyaynayaa sida wacan ee ay ugu heelanyahiin wada shaqeynta warbaahinta Africa , waxanan isku waafaqney Wasiirka Itoobiya ee Warfaafinta in Wadashaqeyn dhow uu la yeesho warbaahinta Qaarad aoo idil, isagoo gacmo furan ku soo dhaweyey balana qaadey in ey Itobiya u tahay diyaar ka kaalmaynta Journalist fro African Renaissance{JAR} wax wel oo lasoo darsa


This post has been viewed 2386 times.

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright