London (Halbeegnews.com)– Waxaanu Ogaysiinayna dhammaanba akhristayaasha qiimaha iyo qadarinta Mudanleh in Maanta oo ay Bishu tahay 12/03/2011 ay noqonayso Shabakadda caalamiga ah ee Halbeegnews shabakadda keliya ee shabakadaha Afka Soomaaliga ku hadla iibsanaysa Server gaar ah (Private) oo aan cidi la wadaagin.
Waxaan Ugu Busharaynayna in Macaamiisha Halbeegnews Inay si fudud usoo booqan karaan shabakadda Halbeegnews iyagoon kala kulmin wax culays ah, waxaanu sidoo kale aanu dhawaan ku soo biirin doona Live Stream Video Telefishanka caalamiga ah Horn Cable Tv oo aad si toos ah uga daawan doontaan Halbeegnews oo ay mataano noqon doonaan
La Soco Halbeegnews, Ha Moogaan Halbeegnews Hormoodka Geeska Ilaa Geeska Dhammaanba Dacalada Adduunka ee Lagaga Afka Soomaaliga
HALBEEGNEWS, EDITORIAL
This post has been viewed 2346 times.






