Johennesburg (Halbeegnews.com)– Waa Weraysi xiiso badan oo telefishanka South African Broadcasting Corporation SABC uu la yeeshay Aqoonyahanka weyn ahna Madaxa Bangiga American Citibank Group Tanzania Jamaal Cali Xuseen ahna aqoonyahan Somalilander ah oo dad iyo duunyo ay shacabka Somaliland ku dhaataan, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen waa qoraaga Buugga caanka ah ee From Nomad to Harvard
Halbeegnews, Editorial
This post has been viewed 1391 times.






