Hargeysa HCTV Studio One (Halbeegnews)– Suxufiyadda caanka ah ee aad looga yaqaano dhulka afka Soomaaligaga lagaga hadlo aadkana u da’da yar ee telefishanka caalamiga ah ee HCTV Nimco Maxamed Samriye ayaa dhawaan weraysi qurux badan oo taariikhda gallay waxay la yeelatay Fannaanada da’da yar ee reer Somaliland oo hadda booqasho ku jooga Caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo ay markeedii hore intaanay dalka ingiriiska usoo baqoolin ku noolayd.
Haddaba Weraysiga ayaa anagoo idiin soo gudbinayna wuxuu u dhacay sidani
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 2734 times.






