Fadlan Caawi Walaalaha Soomaaliyeed Ee Abaarahu Saameeyeen Daawo Videogani Halbeeg TV

Posted by on Jul 22nd, 2011 and filed under Audio & Video, Editorial. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho (Halbeegnews)– In kabadan 1 Malyan oo qof oo Soomaali ah ayaa waxaa saameeyey abaaro ba’an oo haligay nafahoodii iyo duunyadoodiiba, Ilaahay subxanahu watacalaye wuxuu yidhi “Isku naxariista aniguna waan idiin naxariisan doonaye” Shabakadda Caalamiga ah ee Halbeegnews waxay baaq u diraysa dhamaan dadka afka soomaaliga ku hadla waxaanu ka codsanayna d Dadka Soomaalida ah meel kasta oo ay joogaan inay u gurmadaan walaalahood ay wadaagaan diinta iyo afkaba Fadlan nala wadaag Muuqaalkani, ha sugin berri Hal dollar oo aad walaalaha ugu gargaarta wax badan ayey kordhinayaan ha sugin berri ee u gurmo walaalaha ah si uu ilaahay kugu gargaaro


This post has been viewed 1696 times.

Categories: Audio & Video, Editorial
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright