Widhwidh (Halbeegnews)– Shabakadda Caalamiga ah ee Halbeegnews Oo Habeen iyo Maalin idiinla heelan inaanu idiin soo gudbino barnaamijyo iyo warar darray ah ayaa Tafatiraha Shabakadda Halbeegnews ee gobolada Beriga Somaliland Nakaruuma Faarax oo haddaba barnaamij gaar ah oo Video ah inooga soo diyaariyey Hadaladii Masuuliyiintii Somaliland iyo weliba Xubnahii ka soo jeeday Kooxahii ka tirsananaan jirtay kooxdii nabad diidka ahayd ee SSC ayaa wuxuu u dhacay sidani daawasho wacan:
This post has been viewed 2009 times.






