MUJAAAAAAAAAAAAHIDOOOOOOOOOOOW JUUQLA!
MADAXWEYNOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW JABAQLA!
Hadaba xaguu maray madaxtooyadiina dar gaagaaban uunbaa ka hadlayee? bal adba!!!!!!!!
subaxdii taariikhdu ahayd 26-june-2010,markii la salaama naqsadey salaadii subax,ayaa waxaan u jeeni-qaartey,oo aan u jarmaadey,jihadii ay iga xigtey goobtii codbixinta,ee aan ka diwaan gashanaa taasi oo ahayd xarunta 26-june ama khayriyada hargeysa.
awel hore ma codeyn jirin sababta maanta i keenteyna waxay ahayd,musharaxa xisbiga KULMIYE,ahna madaxweynaha maanta MUDANE:AXMED MAXAMED MAXAMUUD(SIILAANYO), ayaa waxaan u aqoonsanaa inuu yahay,ruug-caddaa,siyaasiya oo ugu da,wayn musharaxiinta tartamaysa balanqaadkiisii faraha badnaana aan rumaystaey.
sidaa awgeed waxaan is idhi waar odeygu doorashadii hore,ayuu ku hadhay 80 cod oo aad ka mid tahaye maanta ha kala bakhaylin.
hadaba waxii ka danbeeyey 27-bishii june ee xilka loo dhaariyey madaxweyne siilaanyo ilaa maanta talaabooyinka ay qaadayso xuukanmadiisu ayaa aha qaar aan laga dhadhansanayn waayo aragnimadii lagu tahmayay taasi oo ah sababta aan u aaminsanahay inuu madaxweynii maqan yahay ee aan maanta u baafinayo
ilaa wakhtigaa waxaa kaliya shaqeynayay saxeexiisa oo ilaa hadda la garn laayahay cidan isticmaalaysa. YAAB!! waa halkii xaaji aadan afqalooc alle ha u naxariistee:
IYABA WAA TABAALAHA ADUUN ,TAYNU ARGANAAYE.
h
adaba anigoo ah codbixye la,madax weynihii uu doortey waxaan halkan ka baafinayaa madaxweynahaan doortey oo ahaaa:
MUJAAAHID,AQOONYAHAN,MADAXWEYNE SIILAANYO waxuu goortii iigu danbaysay xidhnaa shaadh blue light ah dadkii aan waydiiyay qaarba waxbay leeyihiin ,qaarbaa leh wuu xanuunsadey,qaarbaa leh wuu gam,ay, gebogabada cidii aragtey ama ka ag-dhow ee warar dheeraada ka haysaa ha la soo socodsiiyaan,aniga iyo codbixiyayaasha baafinaya madaxweynihii ay doortee.hadii uu madaxweynuhu xanuunsanayana waxaan cod-bixiyayaasha ka codsanayaa in mudadaa uu bukay laga jaro 5tii sano ee aynu dooraney.
This post has been viewed 258 times.






