Dhegayso: Barnaamijka Xulashada Jimcaha Halbeegnews Iyo Weriye Careef Waa Barnaamij Cusub Oo Jimce Kasta Ka Baxaya Halbeegnews

Posted by on Feb 1st, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

careefHargeysa (Halbeegnews)-Jimce 01/02/2013- Dhegaystayaal Studio-ga Koobaad ee Halbeegnews ee magaalada Hargeysa wuxuu Jimce kasta idiinku busharaynaya inuu idiin soo tabinayo Barnaamij cusub oo la magac baxay Xulashada Jimcaha Barnaamijkani waxaanu ku soo uruurin doona miidii madaadalada hadday noqoto majaajilooyin cusub, kelmadahii ugu qosolka badna ee Somaliland laga isticmaalo, iyo weliba hee Heesahii macaana.

Barnaamikani waxaa soo saara, isku soo duba-rida, soo habeeya, isla markaana ku fara-yaraystay soo saaraha dhinaca cododka ee shabakaddani Halbeegnews kana mid ah weriyayaasha Halbeegnews ee magaalada Hargeysa waa Mubaarig Careef, dhegaysi Wacan barnaamijkaasi

Hoos Ka Dhegayso Mp3

[ca_audio url="http://halbeegnews.net/wp-content/uploads/2013/02/qaybtii-koowaad-2.mp3" width="500" height="27" css_class="codeart-google-mp3-player" autoplay="false"]

Ku Dhegayso Mobilekaaga Adigoo Barta Cad Taabanaya

 


This post has been viewed 410 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright