Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Barxadda Hore Ee Safaaradda Maraykanku Ku Leeyahay Ankara Turkiya Oo Ay Ku Dhinteen Laba Qof Iyo Laba Dhaawaca

Posted by on Feb 1st, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Ankara (Halbeegnews)–Laba qof ayaa ku dhintay ugu yaraan laba kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay banaanka hore ee safaaradda Mareykanku ku leeyahay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.qarax ankara

Saraakiisha Turkiga ee ku sugan magaalada caasimadda ah ayaa sheegay in baaritaan horudhac ah uu uujinayo in weerarku ahaa is qarxin.

Sawirro la soo saaray ayaa uujinaya baaxadda qasaaraha uu qaraxu geystay meel dadka lagu baaro oo banaanka hore ah.

Warbaahinta gudaha ayaa sheegaya in tobanaan qof oo dalbanaya fiiso dalka Mareykanka ay maalin walba safaf dhaadheer halkaasi u galaan.

Qaraxa ayaa waxa sidoo kale uu waxyeello u geystay dhismooyinka u dhawaa safaaradda, halkaasi oo ay deggan yihiin safaarado kale.


This post has been viewed 214 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright