Ogaysiis Ku Socda Dhamaanba Jaaliyadda Somaliland Ee Magaalada Birmingham Iyo Degmooyinka Ku Wareegsan Dhismaha Madaarka Burco

Posted by on Feb 1st, 2013 and filed under featured, Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

birminghamOgaysiin dhamaan dad weyanaha Reer Somaliland ee degan magaaladda  Birmingham iyo Nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in laqaban doono shirkii Dib udhiska Madaarka Burco .
Waxaa jiray in uu baaqday shirkii asbuucii hore  kadib markii  hawadu xumaatay,dadkana ay ku adkaatay in ay yimaadaan maalintaas.Shirkan ayaa isugu jiraa xogwaran iyo  dhaqaale u ururin madaarka, sidaas awgeed waxaan ka codsanaynaa in ay ka soo qaybgaal dhamaan inta jecel horumarka  iyo dib u dhiska madaarka Taarikhda dheer  ee magaalada burco iyo guud ahaan dalka Somaliland.
Waxaa inagala soo qayb gelidoona Gudoomiyaha gobolka Todheer Abdo Ahmed Mahamed  iyo Gudoomiyaha Gudida dib dhiska madaarka  Burco  Sheikh Ali Mowlid .
Shirku waxaa lagu qabnayaa :
Friendship Institute
 
220 Moseley Rd
 
B12 0DG
Maalinta Jimac 01/02/13
Saacadu tahay 4:00PM galbnimo ilaa 8.30PM fiidnimo haddii ilaahay ka dhigo.
Waxaan marlabad ka codsanayaa dadka inay   ka soo qayb galaan..
Haddii aad u baahato  faafaahin waxad la soo xidhidhaa.
Musse   Askar Guleid TLfkan  07878136290
Yusuf   Mohamed   Ali (Deeq)  Mobile:07811255103

This post has been viewed 399 times.

Categories: featured, Opinion
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright