Dhegayso: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Jawaabay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo “Aqoonsiga Maraykanku Wuxuu Dan u Yahay Soomaaliya Oo Dhan Oo Somaliland Ku JIrto Anaguna Waxaanu Ka Shaqaynayna Midnimadii Soomaaliyeed”

Posted by on Jan 31st, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

xasanawiBrusseles (Halbeegnews)-31/01/2013- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Brusseles ee xarunta dalka Belgium ayaa weraysi uu siiyey laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da wuxuu weriyahii weraysiga ka qaadaayey weydiiyey siduu u arko khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ku sheegay in aqoonsiga maraykanku siiyey Soomaaliya aanay khusayn Somaliland

Weraysigaasi si aad u dhegaysato Guji Halkani

Halbeegnews, Hargeysa

halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 1314 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright