Daawo Video: Dood Telefishanka Universal U Qabtay Somaliland Iyo Soomaaliya: Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Cashar U Dhigay Siyaasiyiintii Reer Muqdisho, Xildhibaanaddii Xamar Oo Ku Higooday Xikmadda Cabdiraxmaan Cawlo Iyo Madal La Isku Muruxsaday “Mid Ka Mid Ah Doodahii Ugu Xiisa Badna Qarniga Soomaalida”

Posted by on Jan 31st, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

London (Halbeegnews)-31/01/2013- Mid ka mid ah doodahii ugu xiisaha iyo xamaasadda badnayd dhinaca doodaha siyaasadda ayaa habeenkii xallay waxaa jilbaha is dhigtay Aqoonyahanka ahna qoraaga caanka ah Maxamed Baashe Xaaji Xasan iyo siyaasiyiin Soomaaliya ka soo jeeda, waxaana Maxamed Baashe uu u dhigay xubnahaasi oo qaarkoodna masraxa saarnaayeen qaarkoodna madasha ka qayb gallayeen cashar lama iloobaana oo indhahu ay sida kariirta uga soo baxeen

Dooddani waxaa sidoo kale ka qayb qaadanaayey Cabdiraxmaan Cawlo oo ka mid ah haldoorka Somaliland ee qaaradda yurub  oo baray siyaasiyiintii Soomaaliya faraqa u dhexeeya Qoomiyad iyo qarran, isla markaana sida daruurta u cadeeyey mawqifka reer Somaliland, haddaba dooddaasi oo aan qoraal lagu dhamayn karayn ayaanu idin kala baxayna ee Daawasho wacan:

Halbeegnews, London
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 2897 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

6 Responses for “Daawo Video: Dood Telefishanka Universal U Qabtay Somaliland Iyo Soomaaliya: Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Cashar U Dhigay Siyaasiyiintii Reer Muqdisho, Xildhibaanaddii Xamar Oo Ku Higooday Xikmadda Cabdiraxmaan Cawlo Iyo Madal La Isku Muruxsaday “Mid Ka Mid Ah Doodahii Ugu Xiisa Badna Qarniga Soomaalida””

  1. Axmad Cali says:

    somalia ilaah hamideeyo dood wax mataree.

  2. Cali Xood says:

    ma waanagsana inay wada hadal la yeelato somailand somaliya wayo waa ta ka dan baysa in ingiriisku ina af agadeyo ama basasinta reer somaliya inay so dhawayso somaliland ma ficna wada hadlkii hoorana waay ku gaftay shacabka reer somalinad ee hadana haka gurato ,,,,, somaliya waa lagu yaqana basas nimad iyo daba dhilifkaba marka ,, somaliland ha labto wadahadalkan ay kula jiirto somaliya waa haday ayaheeda doonayso waa iga talo.

  3. taladii lixdankii ee ilaa imika aanu ka soo waqasan lanahay ayay tagistedu kaa xigtaa waxa ka yar 150 doolar oo bilaa visa ah ee qof kii in uun hunguri kaga jiroo bilaa visa nagu dhaaf please?

  4. Kooxda Somaliland u doodaysay Caadifad bay dooda ka dhigeen…Niman reer Koonfur ah oo fedraal isku haysta ayay qadiyadoodii dhex gashay,,

  5. Cali Xood says:

    Ladan Jamac wll waad riyonay ban u malaynaya walal ,wayo waxan nahay muwadin reer somaliland ah dalkaygina gajo igamay keenin wll waxan aad ka hadashayna waa wax laga kaftobi kara wll ee aadigu hadalkaga u firso intanad falin wll

  6. Abdirahman says:

    1981, waxa Hargeysa lagu xidhxidhay dhallinyaradii “UFFO”. Iskaa wax u qabso, ayay u oogsadeen in ay ku baylah tiraan dib u dhicii qaangaadhay ee adeegyada bulsheed. 20-kii Feb 1982 dharaartii dhallintaas maxkamadda la keeni lahaa, ayaa gadood ardayeed ka bilaabmay Hargeysa. 1dii May isla sannadkaas Burco ayaa dhaqaaqday oo Hargeysa ku soo xidhantay.
    Axmed Saleebaan Dafle, Axmed Maxamuud Faarax (Laxwas) AHUN, Jaamac Gaas Mucaawiye (Dadweyne) AHUN, iyo Xasan Suudi rag ay ka mid ahaayeen, ayuu talisku u soo diray gobolladii Waqooyi.
    Cali Sugulle “Duncarbeed” ayaa berigaas na dareenkii shacbiga mas’uuliyiintaas tix ugu xiddeeyey, yidhi na:
    Ina soo Dafiyo
    Ina Daylo kude
    Dulli Jaamac Gaas
    Guulwade dadbane
    Iyagaa dulmanoo
    Loo doodayee
    Maxay doonayeen
    Dekaddii Berbera
    Way dalooshantee
    Ma daboolayaan?!!…….waa dulucda maqaal uu qoray qaraaga wayn ee maxamed baashe..Alow dhawr

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright