London (Halbeegnews)-31/01/2013- Waxaa caawa telefishanka HCTV uu qabtay dood dhex martay masuuliyiinta sare ee xisbiyada UCID, WADANI iyo KULMIYE waxaa sidoo kale doodda khadka telefoonka ku jiray Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Safiirka wareega ee Somaliland Mudane Kaysar Cabdilaahi, dooddaasi hadda ka daawo Halbeegnews hoos:
Halbeegnews, London
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 1655 times.






