Daawo Video: Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo Ku Baaqay Shirweyne Qarran Oo Aayaha Dalka Lagaga Tashanayo Oo Dhawaan Dalka Ka Dhacaya Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo-na Ku Tilmaamay Mid Xaqiiqda Baal Marsanayd

Posted by on Jan 31st, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Hargeysa (Halbeegnews)– Guddoomiyaha urur siyaasadeedka XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa xafiiskiisa xarunta Xaqsoor wuxuu ka jawaabay khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey labada gole isagoo ku tilmaamay khudbadaasi mid gebi ahaanba ka aradnayd xaqiiqda dalka taalla, wuxuuna Mujaahid Jaamac ku dhawaaqay shirweyne qarran oo lagaga tashanayo aayaha Somaliland, shirkiisa jaraa’id oo telefishanka HCTV diyaariyey hoos ka daawo

Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 491 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright