Daawo Video:Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad Ee Xisbiga UCID Cali Guray Oo Si Kulul Uga Jawaabay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo “Waxaa Hubaal Inuu dalku Meel Halis Ah Marayo…Waxaanu La Fekernahay Xasan Ciise, Siday Wax U Arkaan ayaanu Wax U Aragna”

Posted by on Jan 31st, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Hargeysa (Halbeegnews)– Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Yuusuf Maxamed (Cali Guray) oo weraysi gaar ah siiyey telefishanka HCTV ayaa ka jawaabay khudbadii madaxweyne Siilaanyo labada gole u jeediyey maanta wuxuuna ku tilmaamay khudbad ka qatanayd dhammaanba wixii laga filayey, Weraysiga Cali Guray hoos ka daawo.

Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 477 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright