Dhegayso Codka: Weriyaha Halbeegnews Ee Magaalada Hargeysa Mubaarig Careef Oo Warbixin Ka Diyaariyey Fekerkii Dadka Reer Hargeysa Ka Bixiyeen Maanta Digniintii Ingiriisku Dorraad Ka Bixiyey Ammaanka Somaliland

Posted by on Jan 30th, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

careefHargeysa (Halbeegnews)– Weriyaha Halbeegnews ee magaalada Hargeysa Mubaarik Careef ayaa makaroonka la dhex maray qaarkoodnna fekerkooda kaga uruuriyey shacabka iyo aqoonyahanadda Caasimadda Hargeysa fekerkooda   oo maanta banaanbax samaynaayey kagana soo horjeeday baaqii Britishku ku sheegay inay dadkoodu ka soo baxaan Somaliland sababo ammaan awgeed Dhegayso Wacan Warbixinta Weriye Careef

 

Hoos Ugu Dhegayso MP3 Barnamijka

[ca_audio url="http://halbeegnews.net/wp-content/uploads/2013/01/careef.mp3" width="500" height="27" css_class="codeart-google-mp3-player" autoplay="false"]
Ku Dhegayso Barnaamijka Weraysiga Careef Mobilekaaga adigoo gujinaya barta cad

Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 472 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

2 Responses for “Dhegayso Codka: Weriyaha Halbeegnews Ee Magaalada Hargeysa Mubaarig Careef Oo Warbixin Ka Diyaariyey Fekerkii Dadka Reer Hargeysa Ka Bixiyeen Maanta Digniintii Ingiriisku Dorraad Ka Bixiyey Ammaanka Somaliland”

  1. Adnaan Omer says:

    nice manshalhh gudoomiye careef.

  2. Mubaarik Careef says:

    sxb Adnaan Omer aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay qalbigaana ku salaamay

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright