Haatufka Maanta

Posted by on Jan 30th, 2013 and filed under Editorial, featured. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Cilmiga siyaasada waxa jirta qaacido aasaasiya oo sheegaysa in ku qancinta caalamka ee siyaasada arrimaha dibadu ku xidhan tahay marka ay siyaasada arrimaha gudaha ee dalku noqoto mid guulaysata oo lagu najaxo. Hadaba waxay iskaga khaldantay ninkii Cirro ee Diblomaasiyada lagu tirin jiray oo halkii laga filayey inuu Wasiirka Arrimaha gudaha canaanto waa ninka aayar oo dhalatay Wasiirka Arrimaha Dibada wax ka saaray Amaanka arrimaha gudaha.

Sawkan u hadlay siddii oo uu Kaambayn ku jiro ee iloobay inuu yahay Masuulka saddexaad ee dalka. Adeer in badan baa la lahaa isku qabana kari maayo gudoomiye-nimada Wadani iyo Wakiilada’e, kol haday taasi maanta cadaatay oo uu u xagliyey dhinaca xisbigiisa, hadaba isna jagada ha u baneeyo cidd kale oo u gacan banaan hawlaha Baarlamanka.

 


This post has been viewed 304 times.

Categories: Editorial, featured
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright