Waaxda shaqo gelinta ee haayadda BBC-da qaybta dunida la hadasha ee loo yaqaano (World Service) waxay xayaysiinaysa shaqo ka bannaan laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da shaqadaasi oo ah Suxufi War-tabiye ah oo ku biiri doona kooxda weriyayaasha ah ee BBC Laanta Afka Soomaaliga uga soo warama magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,
This post has been viewed 451 times.






