Barakaca xoolo dhaqatada Abaartu soo hayaamisay iyo Biyo la,aanta kajirta tog wajaale

Posted by on Jan 27th, 2013 and filed under featured, Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Magaalada tog wajaale ah xurunta ganasiga somaliland ugu balaadhan islamaarkaana kutaal xuduuda u dhaxaysa somaliland iyo ethiopia waxana kuyaal saylada xoolaha ee ugu balaadhan gaaska afrika waxana ay ku kala iibsadaan qoomiyado kala isir ah loona yaqaan dakadii

qalalnayd waxay magaalada wajaale ka arad santahay adeegyadii aasaasiga ahaa ee lafdhabarta u ahaa nolosha binu aadamka oo ay ka mid
yihiin biyaha oo ah nolasha koobaad caafimaadka waxa jirta biyo laan kajirta magaalada tog wajaale iyo deegaanada ku xeeran iyada oo ay kusoo barakaceen dadkii xoloo dhaqatada ahaa ookasookala hayaamay melo kala gadisan sia Qoolcaday gunburaha iyo meelo kale oo katirsan kililka shanaad ee soomalida ethiopia xolodhaqatadaas abaartu soohayaamisay ayaa isugu jira kuwo geelwat kuwa adhi wata iyo kuwo looda wata xoolo dhaqatada abaartu soo hayaamisay ayaa lagu qiyaasi karaya ugu yaraan 2500 oo qoys kuteedsan mashruuca tog wajaale iyo tuulooyinka ku teedsan ee hoos yimaada dadkaas oodhibaato kahaysato biyo la,aan cuno la,aan iyo hoy la,aan
iyaga oo an wax gacan ka helin xukuumada soomaliland lana ogay waxay ku suganyihiin waxa  soo dhaweeyey  ookaliya dadkii beeralaydii

ee daganaa  wajaale iyo baadiyaheeda iyaga oo taakuleeyey intii karaankooda ahayd  waxaan hada aan wax kawaydiiyey midkamida

xoolodhaqatada abaartu ku dhacday inay dibato dadani ka haysato xaga biyaha iyaga oo aan helin  booyado ay biyaha kashubtaan islamarkaana foostadii biyihii laga siiyo 50 bir oo lacagta itoobiya ah waxa kale qaylo dhaan u diray xukuumada soomaliland iyo dadka somaliland inay lasoogadhaan gargaar ded deg ah iskusoo  wada duuboo iyada oo tog wajaale marka horeba la daalaadhacaysay
biyo la,aanta kajirtay ayaa imikana waxa soo fuulay culays badan oo ka yimi dadka xoolo dhaqatada ah ee abaaraysan ee kasoo hayaamay
halkii hore ay u degenaanjireen  hadaba  iyadoo ay jiraan dhibaatoyinkaa aan soo sheegnay kama war hayo wasiirka wasaarada macdanta iyo biyuhu isaga oo xil ka saarayahay  masuuliyadiisuna tahay in dalka oodhan biyaha gaadhsiiyo balse uu gaadhsiiyo ookaliya gobolada uu hayb ahaan kasoojeedo wasiirku mar uu nagusoobooq hoolka shirarka ee degmada tog wajaale wuxuu umada reer wajaale usheegay inuu hayo gacantana uugu jirto lacagtii wajaale biyo galin rasmiya loogu  galinlaha lacagtaas oo usheegay inay wasaarad ahaan u qorsheeyeen wajaale 2.5 laba milyan iyo badh dollar sheegayna sanad gudiihi in lagu dhamastiridoono biyo galin rasmiya balse madhicin waxaanay reer togwajaale aamin san yihiin loo leexiyay deeganada uu kasoo jeedo wasiirka macdanta iyo biyuhu isaga oo biyii wajaale loo qodilahaa loo leexiyey Garada iyo ceelafwayn waxaan hadaba dadka reer wajaale  ku wargali nayna inayjirin cid biyo u galinaysa balser iyagu inay isku tashadaan oo lacag la iska ururiyo  logu qot ceel magaaladu kacabto cidkalena aanay waxba ka sugin allaah mahadleh
     Maxamed Cabdilaahi Maxamed Qombor Tog waaale
xool dhaqato xool dhaqato2 xoolo dhaqato1

This post has been viewed 342 times.

Categories: featured, Opinion
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright