Daawo Video: Dedaalkii Diblomaasiyadeed Ee Madaxweyne Rayaale Iyo Khudbadiisii Washington 2008-dii

Posted by on Jan 24th, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

rayaale

Washington (Halbeegnews)– Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin wuxuu runtii ahaa halyey dedaal weyn u gallay sidii Somaliland qaddiyadeedu u gaadhi lahayd beesha Afrika iyo dunida inteeda kale, sannadkii 2008-dii ayuu magaalada Washington wuxuu khudbad u jeediyey jaaliyaddii Somaliland ee dalka maraykanka wuxuu kaga hadlaya muuqaalkani dedaalkii ay xukuumadiisu u gashay sidii Somaliland aqoonsi u heli lahayd daawasho wacan:

 

Halbeegnews, Washington
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 747 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright