Dr. Axmed Xuseen Ciise Oo Ka Mid Ahaa Aas-aasayaashii Dugsiga Abaarso Tech Oo Ka Waramay Khilaafka Maamul Ee Dugsiga Abaarso Tech

Posted by on Jan 23rd, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

axmed xuseen ciise

Hargeysa (Halbeegnews)– Dr. Axmed Xuseen Ciise oo ah  Guddoomiyaha guddida maamusha dugsiga abaarso tech (The Board Director of Abaarso Tech) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku Qabtay Hutelka Guuleed ee Magaaladda Hargeysa, ayaa wuxuu kaga waramay khilaafka iskuulka Abaarsho Tech iyo Xalka khilaafyada ka taagan maamulka dugsigaas . telefishanka Somali Channel ayaa warbixintani ka diyaariyey daawasho wacan:

Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 475 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright