Saylac: Wasiiradda Gaashandhiga Iyo Warfaafinta Oo Xaaladda Saylac Ka Aloosan Awgeed Ugu Ambabaxay Dalka Jibouti

Posted by on Jan 23rd, 2013 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Djibouti (Halbeegnews)– Wasiiradda Gaashandhiga iyo warfaafinta Axmed Xaaji Cali Cadami Abiib Diiriye Nuur Timacad ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Saylac isla markaana uga tallaabay xuduudka dhinaca Jibouti oo ay doonayaan inay dawladda Jibouti ka codsadaan sidii ay usoo dhex geli lahaayeen xaaladda ka aloosan magaalada Saylac ka daawo Hoos warbixinta Somali Channel

 

 

Halbeegnews, Saylac
halbeeget@gmail.com


This post has been viewed 332 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright