Hooyo safiya mahamoud, Nasra sheekh muuse Qaalib, Sacad sheekh muuse Qaalib, Xafiida sheekh muuse iyo saygeeda haji ali abdillahi, Fihiima Sheekh Muuse Qaalib, Asma Sheekh Muuse Qaalib, Maxamed Sheekh Muuse Qaalib, Fadxa cabdi, Hoodo ahmed, Tasniim abdillahi geel jire, Daahir abdirahmaan, Abdiqadir guled dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan arooska
Khaliif Abdi Sheekh
Iyo
Marwadiisa Hibo Mooge
Oo Todobaadkan Hutel Crown ka dhacay, waxaanay leeyihiin Ilaahay ha idin kala siiyo Awlaad Khayr qabta oo isku kiib Barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin
This post has been viewed 314 times.






