Intaan Tiin Beertay Baan Tamaandho U Ooyayaa!!!!!! Qalinkii Mubaarik Maxamed Careef

Posted by on Jan 22nd, 2013 and filed under Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Xikmad Somalia ayaa odhan jirtay tallow ma aniga ayaa waalan mise cadan ayaa laga  heesaya

shacbi Somaliland  shalay iyo manta kee ayay saxsan yihiin?

se  madaxweyne siilaanyo shalay iyo maanta  midkee ayuu  saxsan yahay?                                          Waxaan aad iyo aad ula yaabana nahay qalbigayga gelin maskaxdayduna turmuji kari laadahay dhacdoooyinka  maalin laha ah ee ee dhacaya  sida sawirka ka muuqata waxaad arkaysaan dadwaynaha ku dhaqan degmada axmed dhagax oo u ololaynaya  xisbigii kulmiye wakhtigii doorashada madaxweynaha sitana boodh uu ku sawiran yahay axmed siilanyo iyo saylici oo way waliba ku qoran yahay  halku dhig ah codkaaga sii

waxaan ugu socdaa macduuca dheerna I geliyay markaan   dadweynaha degmada axmed dhagax oo maanta ka mudaharaya xukumada lehna way ku shubteen  doorashadii  dadweynaha degmadaas oo abaal wayn ku leh xukumada ayaa halkii ay ka filayeen waxqabad iyo gorowshiyo ayaa waxay ugu bedeshay gumaadka dhalinyarada  halkaa markay marayso ayay waxay I xasuusiyeen murtidii soomaaliyeed ee odhan jirtay

intaan tiin beertay baan,

tamaandho u ooyayaa!!!!!!

Waxa intaaa u dheera dhamaan  cidii codka siiyay  kulmiye in ay ku haqaadi jireen erayo ay ka mid yihiin  (ha na kudee kulmiyaanu  nahay)   hadaba markaa u kuur galay ayaan ogaaday  in aanay siyaasadi aabe lahayn  ayaan waxaan xasuustay maansaayinkii rabi naxariistii jano ha ka waraabiye  ismaaciil mire uu ku odhan jiray

Libgad ka iyo abaal Li’du                                                                              waa law u gooniya sharciga

hadaba waxaan  shacbi waynaha reer  Somalilnad leeyahay  mar idin dege aale ha dego marlabaad se I dege  idinkaa is degay waxaanan  idinka digaya cod danbe oo kumiye idinkaga dhaca

Mubaarik Maxamed Careef

 


This post has been viewed 460 times.

Categories: Opinion
Tags:

1 Response for “Intaan Tiin Beertay Baan Tamaandho U Ooyayaa!!!!!! Qalinkii Mubaarik Maxamed Careef”

  1. Ali Yusuf says:

    shalayna xaqdaro iyo ku shubasho ayaanu ku taageernay,maantana waxaanu ka cabanaynaa ku shubasho iyo xaqdaro taasi waxay ku tusaysaa handhikaabnimada isaaqa

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright