Washington (Halbeegnews)– Madaxweynaha dalka maraykanka Barack Obama oo tallada dalka maraykanka ku guulaystay sannadkii hore bishii November ayaa maanta loo dhaariyey xilka marlabaad isagoo hogaamin doona dalka maraykanka afarta sannadood ee soo socda.
Dastuurka maraykanka oo qeexaya in 20 bisha January ayaa waxaa ay ku soo beegantay maalin Axad ah oo dalka maraykanku yahay fasax waxaana la filaya in maalinta berri ah lagu hor dhaarin doono munaasabad ay dad badani ka soo qayb gallayaan, hoos ka daawo video-ga dhaarta Obama
This post has been viewed 815 times.







waxaan rajayanayaa in ay isbedel dhab ah uu ka dhaco meelo badan oo caalamka ah sidan oo kale.