Marwo Filsan Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cabdi Xasan Rakuub iyo dhamaanba qoyska ilma Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cabdi Xasan Rakuub meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay Tacsi tiiranyo leh gaadhsiinayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle, Marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd iyo dhammaanba shacabka reer Jibouti geerida naxdinta leh ee u timid walaalkayo Jaamac Maxamuud Xayd.
“Waxaanu ilaahay uga beryayna inuu naxariistii janno fardawsa ka waraabiyo, dhammaana uu samir iyo iimaan saadiq ah inaga siiyo wuxuu ahaa halyey ka baxay dhammaanba dadka afka Soomaaliga ku hadla”
Filsan Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cabdi Xasan Rakuub
Toronto, Canada
This post has been viewed 286 times.






