Wasiirka Duulistu Wuxuu Noqday Dameeri Isku Hallayn Ayey Hooyadeed Dabada Uga Nuugta

Posted by on Jan 15th, 2013 and filed under Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

qallin Waxaa malinba malinta ka danbaysa isaaso taraysa walaca ay dad waynuuhu ka qaban.musuq-masuqa uu wasiirka duulistu laa guuri galay. Waxanay walac ka qaban in ay uu uu dalku kusii socdo mashakiilada dhaqale ee wasiirku laa saxiib noqday waxa.wasiir Maxamud xashi cabdi oo noqda wasiir uu ka biilabmo musuqmasuq.waxa uu ka dhaga adaygay guudida golaha wakiilada ee dhiinaca dhaqalaha. In uu wasiirku hor yiimado waxana laa sheegay in wasiirku ku hawlan yay siidi uu uga maraatayn laha guudida laa dagalanka musuqmsauqa waxa an dahsareen in M/madaxwaynuhu shuurako kula yahay wasiirka waxana taa markhati ka ah shacabka Somaliland ay ka dheeregsan yiihin hadu wasiirka duulistu yahay nin an kazoo jeedin beesha

 madawaynaha in uu marhoore.laa eryii laha lakiin waa ayaan darada ina haysata in  uu noqday dameeri isku halayn ayaay hooyadeed dabada uga nuugta hadan maahmaahda fasiirkeeda uu dhafo dad waynaha,an eegno qabka wax loo musuqmasuqo ee wasiisrka duulista waxa uu shacabka qada lacago ad uu fara badan waxa uu dad waynaha ka qada wasiirka  $10 oo an wajiib ahayn lakiin lagu guuneeyo dadka kasoo jeeda qooyska reer booqor,waxa iyaana jiira lacag $3 doolar ah oo laga qaado dadwaynaha .oo aan ku dhiicin qasnada dawlada lakiin ku

dhacda jeebka wasiirka duulista”waxa iyaana jiirta lacag kale oo uu ka qado dadwaynaha oo ah $1 doolar lacagaha iyo lacago kale oo uu ka qaado wasiirku dad waynaha waxay tuusaale uu

yiihin musuq-masuqa hooyga uu noqday xuukumada siilaanyo uu baarigi hoore odhaan jiirtay,waxanu laa dagalamayna musuq=masuqa wan faahanay dabeecada M/wayne siilaanyo iyo wasiirka duulista iyo qaarkalo badan”waxan manta uu soo jeedinayna wakiilada somalialand in ay talabo ka qaadan wasiirka duulista iyo nin kasto muusuq-masuq hooy uu noqday waayo

waxa loo baahan yaay in laa”illaliyo hantiida umaada waxanay tasi ka caday dastuurka Somaliland oo umaada ayku kala baxdo marka,hadu diiday in uu goolaha horyiimado.waxa laga yeelaya waa in laa yeela waayo waxa dhiiban shacabka uu oo maan cadaaladda uu oman waxanu guudiida golaha wakiilada ee dhaqalah Somaliland noqon doonta waa miid ku salaysan qoodab dastuuri ah. Waxa isnaa taalabo wax ku ool ah laa fiilaya M/waynuhu hadanu laa qabiin in uu cadeeyo mawquukiisa wayo isagay dooratay umaadu lakiin may dooran wasiir iyo ciidkale toona wasiiirada isaga magacaba M/waynuhu

waxan kuso gabo gabaynaya

waxa loo bahan yahay in wax laga qabto musuq-masuqa miise sharciigu waxa uu qaabta ciid gaar ah

Cabdi casiis Bashhir Nuur freelance journalist

Tel;4144434 ama email;c.casiis98@hotmail.com

Hargaysa /Somaliland


This post has been viewed 276 times.

Categories: Opinion
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright