Aabo Maxamuud Ibraahim Dhimbiil, Aabo Idiris Cashuur Raage, Hooyo Shugri Muuse Mire, Hooyo Dhuux Qalinle, Aamina Maxamuud Ibraahim, C/qaadir Maxamuud Ibraahim, Maxamed Maxamuud Ibraahim, Axmed Maxamuud Ibraahim, Mustafe Maxamuud Ibraahim, C/salaam Idiris Cashuur, Raxma Idiris Cashuur, Daahir Idiris Cashuur, Diiriye Abiib Diiriye, Ayaan Aadan Ismaaciil, Xildhibaan Ibraahim Xasan Jaamac, Naasir Aadan Maxamed, Naasir Daahir Khaliif. Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo u dirayaan
Jibriil C/Raxmaan Faarax
Iyo
Idil Cumar Maxamuud
oo Meherkoodu maanta ka dhacay Ambassador Hutel ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin dhamaan dadkaasi leeyihiin Ilaahay aqalgalkiina ha idinku gaadhsiiyo Bashbash iyo Barwaaqo, hana idin kalan siiyo Ubad khayr qaba Aamiin Aamiin Aamiin.
This post has been viewed 348 times.






