|
Dhammaanba magacyada hoos ku qoran oo ah jaaliyadda Somaliland ee dalka Qatar waxay iyagoo aad uga tiiranyeysan tacsi u dirayaan madaxweynaha jamhuuriyadda Jibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle Marwadiisa ahna Marwada 1-aad ee dalka Jibouti Marwo Khadra Maxamuud Xayd iyo shacabka Jibouti geerida ku timid ilaahay naxariistii janno fardawsa ha ka waraabiye Guddoomiyahii bangiga Jibouti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd.
Waxaanay Ilaahay uga beryayaan inuu naxariistii janno fardawsa ka waraabiyo, ehelkii iyo qarabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo Inalilahi Wa ina Ilayhi Rajacuun
Magacyada Jaaliyadda
Cumar Xuseen Ducaale
Buux Caananuug
Xasan Cismaan Cajab
Cabdirahman Cismaan (Xawtaan)
Cumar Maxamed Dhamac
Maxamuud Aadan Dhari (Dubbe)
Yasiin Xasan Nuur
Aadan Maxamed Cali Gaboobe
Ismaaciil Aadan Dhari
Guray Muxumad Xayd
Cabdi Cige Xirsi
Ismaaciil Maxamed Ducaale
Cabdirahman Maxamed Ducaale
Maxamed Xuseen Ismaaciil
Khaliil Maxamed Axmed
Maxamed Cabdilahi Cumar
Cabdiladiif Cumar Aadam
Faysal Axmed Warsame
Maxamed Cumar Aadam
Cabdiraxman Nadalo
Faysal Siciid Caynab
Ismaaciil Jamaac Cali
Cali Cismaan Axmed
Axmed Aw Maxamed
Siciid Axmed Cilmi
Cabdiraxman aw Cali
Khadar Axmed Cilmi
Cumar Suldaan Sulub Nuur
Xasan Sheekh Ibrahim Sheekh Madar
Maxamed Rashid Yuusuf Guray
Muuse Haybe
Maxamed Dubbe
Caalim Muxumed Faarax
This post has been viewed 319 times.
|