Aniga oo ah Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xa
askayga Fatumo Abdi Warmahaye, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa marka hore qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Djama Mohamoud Xayd oo shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi. Waxaan si gaar ah uga tacsiyadaynanaa xaaskiisa, caruurtiisii iyo Marwada Koowaad ee Djibouti Marwo Khadra Mohamoud xayd oo ah walaashii. Inaa lilaahi wa innaa Raajicuun. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyoinaga samir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN.Geeridu waa xaq. Noolana waa dhinte. Ahmed Abdullahi Obsiye Oslo, Norway Those who if a disaster/every thing hated struck them they said:
“We are to God, and we are to Him returning.”
This post has been viewed 345 times.







Waxay tacsi tiiranyo leh udirayaan qoyskii,eheladii iyo Shucuubta Jabouti iyo Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Guddoomiyaha Baanka Jibouti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd, waxanay ilaahay uga baryayaan inuu jannatul fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iiman inaga siiyo. Amiin ..Amiin…Amiin
1.Ayaanle Sulsaan Hussein Muuse
2. Khadar Hasan Kamil
3. Ali-shakir Mohamouud Abdilahi
4. Faysal Ahmed Gabalaax
5.Moukhtar Mohamed Hassan
6.Abdirahin Mohamoud Abdilahi