Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo dhamaan masuuliyiinta xubnaha iyo taageerayaasha bahweynta xisbiga Cadaalada iyo daryeelka –UCID ee laamaha debeda , waxa aan shacabka reer Djabouti Madaxweyanahooda Ismail Omer Gelle iyo Marwadiisa uga tacsiyadaynaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid Guddoomiyihii Bangiga dhexe ee Djabouti Mudane Jama Mahamoud Hayd oo ku geeriyooday 11/01-2013 dalka Keniya. waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa Qoyska marxuunku ka baxay.meel kasta oo ay adduunka ka joogaan iyo dhamaan shacabka Somaliland Waxaana marxuumka Ebbaha awooda leh uga baryaynaa in uu jannatul firdowsa ka waraabiyo.
AAMIIN
ALLA MAHAD LEH
Hussein Mohamed Ali
Xoghaya Jaaliyadaha ee xisbiga UCID
This post has been viewed 203 times.






