Anigoo ku hadalaya magaceyga iyo inta ila dareen ah ee geerida naxdinta badan dareentey waxanu halkan tacsi tiiranyo leh uga direyna ehaladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Jama Muhumad Xeyd oo ku geeriyooday dalkaasi Kenya magaalada Narobi maanta oo ey bishu tahay 11 Jan 013.
Waxanu marxuunka ilaahey uga baryayna inu janatul fardoosa ka waraabiyo, ehaladii iyo qaraabadiisna samir iyo iiman ka siiiyo aamin aamin
Omar Darood Hassan
Gudoomiyaha xisbiga ucid ee Nordic
Norway
This post has been viewed 272 times.






