Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), C/risaaq Aw Daahir Khaliif, Farxaan Faarax Aadan (Farhan Biso), C/kariin Axmed Aadan (Cidhib), Mawliid Ibraahim Cismaan (Ceero), Sacad Sheekh Muuse Qaalib(Jiniyo), Cabdiqani Muuse Cabdilaahi (UD), Caydaruus Cumar Cabdi (Ago) C/fataax Sheekh Nuux (Suldaanka), Khaalid Axmed Saleebaan (Anti), Dr. Ciise Cabdi Jaamac Dhimbiil, Khaliif Cabdi Sheekh Maxamuud, Axmed Maxamed Cismaan (Cigaal), Xuseen Axmed Xaashi, Faysal Idiris Cashuur (Bagaase), Naasir Daahir Khaliif, Fu’aad Maxamed Cali (Giijo), Maxamed Xasan Aadan (Nesta), Maxamuud Jaamac Dirir (Salgaado), dhamaan axsaabtaasi oo dacalada dunida kala joogaa waxay Hanbalyo kal iyo laab ah udirayaan
Maxamed Mawliid Hirsi
Iyo
Niciima Yuusuf Maxamed
oo meherkeedu Maanta ka dhacay Hutelka Crown ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay aqalgalkiina ha idinku gaadhsiiyo Bashash iyo Barwaaqo, hana isku kiin Barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin.
Hambalyo Meher Wacan
C/risaaq Daahir Khaliif (Guray), C/kariin Axmed Aadan (Cidhib), Khaliif Cabdi Sheekh, Maxamed Koosaar Xasan (Saami), Cabdilaahi Abshir (King Abdalla), Jaamac Cabdi Jaamac, Jibriil Cabdi Jaamac, Sheekh Cabdi Salaan, Axmed Nuur Dhogor, Cabdi Cali Askar, Xasan Cabsiiye, Xasan Ibraahim Iimaan, C/salaam Xaaji Gaydh, Axmed Ibraahim, Cumar Cismaan Taani, Axmed Ismaaciil Aadan, C/qaadir Xasan Damal, Maxamed Habane, Sh. Madar Cabdi Madar, Maxamuud Maxamed Ciise (Dhargiye), Eng. Warsame Cabdi, Siciid Xaaji Bacade, C/risaaq Siciid Faarax, C/casiis Xawaash. Dhamaan Axsaabtaas oo iskugu jirta Ardaydii ka soo wax ka soo baratey Hindia iyo kuwo hada waxka bartaaba waxay Hambalyo waxay Hanbalyo kal iyo laab ah udirayaan
Maxamed Mawliid Hirsi
Iyo
Niciima Yuusuf Maxamed
oo meherkeedu Maanta ka dhacay Hutelka Crown ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay aqalgalkiina ha idinku gaadhsiiyo Bashash iyo Barwaaqo, hana isku kiin Barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin.
Hambalyo Meher Wacan
Farxaan Faarax Aadan (Biso), Farxaan Cabdi Hassan (Ali estii hore), Mahad Husen Abdi (Dhucda), Axmed yuusuf ismaciil (Dicin), Dr.Esse Abdi Jama(Dicin), Mustafe Husen Hassan(Jootali), Sacad Husen Hasan(Shiish), Abririsak Maxamed Hassan (Gaagaale), Mawliid Cisman ibraahim(Ceero ), Jimcaale Garnayl, Cabdicasiis siciid Cabdi (Indha case), Liibaan Maxamed Yuusuf (Dabacas), Ahmed Hapy day
Dhamaan asxaabtaas oo ah Ex kooxdii Al Imra waxay Hanbalyo udirayaan ,
Maxamed Mawliid Hirsi
Iyo
Niciima Yuusuf Maxamed
oo meherkeedu Maanta ka dhacay Hutelka Crown ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay aqalgalkiina ha idinku gaadhsiiyo Bashash iyo Barwaaqo, hana isku kiin Barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin.
This post has been viewed 813 times.













