Isku Shaandhaynta M/wayne Siilaanyo Soo Waado Oo Saahayandoonta Wasiirka Duulista iyop BEEDEL KIISA Oo noqon doona Xasan gafaadhi .

Posted by on Jan 10th, 2013 and filed under Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

kkk Waxaa dhawanaahan  soo ifbaxday in uu  guuldaro siiyasadeed soo foodsartay Wasiika Duulista Mudane Maxamud Xashi Cabdi  taso sababtay in wasiirku ku qancii kari wayo M/waynaha Somaliland laa hortayo wax qabad laa tabankaro waliba waxa jiirta

 cabasho dadwaynaha oo gadhay heer an la qarin karin  M/waynaha ayaa goo”ansaday uu xilka qadis ku sameyo wasiirka dawaynaha uu galay dhuuntay islaa markana waxa uu ku wargaliyay wasiirkiisa in uu hortasgo guudida golaha wakiilada ee dhaqalaha waxauu wasiirku kulankas uu hoos geeyay indha wayo kamanu fiilan in uu odaygu sida ku odhandono   kadib marki uu guuldaro kala kulanatay shaqadii uu qarank uu hayay waxanay tasii keentay in uu M/wayne siilaanyo uu beeryahan ku hawlaan isku shaandhayta Xukuumadiisa goo”ansaday in uu xilka qado wasiirka iyo xuubno ku fashiilmay shaqadi ay qaranka

 uu hayeen waxa ka miid ah xubnaha laa sadaalinayo in seeftu laa tagi doonto ee goolaha wasiiradda waxa ka miid ah  wasiirka Duulista maxamud Xashi Cabdi iyo wasiirka ariimah guudaha muudane Maxamed caraale duur iyo wasiirka cadaladda  xuusen caydiid. Iyo waxa iyana ku jiiri doonta wasiirku xiigeno.uu ka miid yahay wasiirku xiigeno uu ka miid yahay Wasarada

warfaafinta mr cukuse. Waliba waxa iyana ku jiir doona agaasiimayal tiiro badan waxa    kale oo halka ay wararku xuuseen in iyagana laa bedeeli doono badhasabyo uu  ka miid yahay badhasabka burco iyo badhasanka sanag.badhasabka awdal.waxay talabani nooqon doonta miid uu M/waynuhu wax kaga qabanayo cabashooyin tiiro beelay  ee dadwaynaha waxanay dad badani ka dhuursugayan talabada M/waynaha ee isku shaandhaynta …..

 Cabdi casiis Bashiir Nuur freelice journalist

 Tel;4144434 ama email;c.casiis98@hotmail.com

 Hargaysa /Somaliland

This post has been viewed 588 times.

Categories: Opinion
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright