yaa ka masuula fadeexada iyo kalaqaybsanaanta dul hoganaysa ciyaartoyga gobolka togdheer by_Laba-baale

Posted by on Jan 10th, 2013 and filed under Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

togdheerowAsc wrw.  CiyAartoyga kubaada cagta ee gobolka togdheer ayaa tan iyo intii. Labilaabay tartanka ciyaaraha gobolada somaliland ayaa waxay ahaan jireen. Koox kadhex muuqanjiray. Kooxaha kale ee gobolada. Somaliland

waxaanay soo ban dhigi jireeen ciyaar adag oo weerar iyo difaacba leh. Taas oo shantii goor ee laqabtay ciyaarahaas. Laba goor. Koobka qaatay. Laba goorna kaalinta labaaad galay. Halka ay. Sanadkii. Ugu danbeeyay. 2012 ka oo waliba. Ciyaraha goboladas lagu qabtay gurigooda hooyo. Ee !Burco. Ay kala kulmeeen. Guul daro wayn. Oo sababtay. Inay ku. Hadhaan wareegii ugu horeeyay. Ee is reebrebka.
Taaas oo kunoqotay. Fadeexad wayn. Oo uqaadanwaaya. Horena loogu. Baran. Gobolka togdheer. Aadna uga cadhaysIisay. Taageerayaashii. Reer Burco. Gudo iyo debedba.  Iyadoo sababta keentay. Guul daradaana lagu sababaynayay.  Ciyaartoyga oo aan loosoo xulin.  Hab farshaxanimo.  Tababaraha kooxda  iyo maamulkii. Markaas
joogayna. Ay iyagu. Masuul ka ahaayeen. Guuldaradaas.

Hadba. Guuldaradaas kadib. Waxa la bedelay. Maamulki. Bahda sportiga. Togdheer. Waxaana la doortay.  Maamulcusub.  Waxayna balan qaadeen maamulkasi. In ay. Kusoo celin doonaan ciyaartoyga reer Burco. Sidii horay. Loogu yaqaanay. Kana fogaan doooonaan. Caadifad qabiiil.  Oo kala qaybisa dhalinyarada. Sportiga. Reer. Burco.   Taas oo aad loo soo dhaweeeyay.  Iyadoo wasiirkii hore ee dhalinyarada iyo ciyaaruhu. Mr. Cabdi faahiye. Qayb libaaxleh ka qaatay.  Isbedelkaaas.
Hadaba mudadaa sanadka ku dhow.  Waxay ahayd. In maamulkan cusubi. Balantii ay qaadeen kaga dhabeeyaan.  Soona dhisaaan. Koox. Ooay kasoo dhex sOocaan.  Dhamaan. Dhalinyarada. Kooxaha ka ciyaara gobolka. Oo. Raali. Laga wada yahay.

Hadaba. Sidaynu. Ognahay. Iyadoo aanay waxba kahadhin. Waqtigiii. Wasirka ciyaaruhu. U mudeeyay. Inay qabsomi doonaan. Ciyaaraha. Gobolada somaliland.  Oo. Ah.  Bishan janewary. 15 keeda.
Waxa. Yaab iyo. Fajaciso. Kunoqotay. Dadwaynihii. Reer burxo.  Markii. Bishii hore. Dhamaadkeedii. Koox dhalinyaro oo kamid ah. Kooxihii.  Ciyaaraaha burco. Ay shir jaraaid qabteen. Tv. Yadana laga siidaayay. Iyagoo. Eed wayn. Dusha ka saaray.   Gudomiyaha ciyaraha burco. Iyo. Wasiirka dhalinyrta iyo ciyaaraha.  Oo ay. Ku sheegeen.  Inay. Farogalin. BA. An kuhayaaan. Habkii xulista. Ciyaartoyga. Usafanaya. Gobolka. Oo ay sheegeen. Inay hab qabiiil. Kuwadaan.    Taas. Oo sababi. Karta. Hadaan xal. Loohelin. Lana midayn ciyaartoyga.  Inay. Sababto. Guul daradii. Iyo fadeexadii. Sanadkii hore. Inay. Mid. Ka darani.  Ku dhacdo. Sanadkana.

Hadaba. Waxaan kusoo gabagabaynayaa maqalkaygan.
In tababaraha kooxda. Faraha looga qaado. Siduu usoo xulanayo. gudoomiyaha ciyaarahuna sideg deg ah isu casilo

maadaamuu ku guul daraystay inuu mideeyo ciyaartoyga
   Iyadoo ay ahaydbaa. In ciyaartoyga. Mudo sadex bilood kahora intaan ciyaaruhu bilaabmin. Lagusii. Xareeyo.

   Tababaruhuna. Ciyaartoyga. Kusooxulo.  Hab farshaxanimo. Ama ciyaarwanaag.  Dhamaan kooxaha. Ka ciyaaara gobolka dhexdooda.

Walaahu waliyu tawfiiq.

Qoraa ___ Laba-baale.
Xahmednuur@hotmail. Com 


This post has been viewed 239 times.

Categories: Opinion
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright