Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool, Xaaskiisa, 7-diisa Wiil iyo Dhamaan Reer Abdillahi Sool ahaan waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyskii uu ka Geeriyooday Adeero Ismail Diiriye Aw guuleed iyo waliba dhamaanba Reer Aw Guuleed Warsame Guutaale meel ay joogaan-ba. Marxuumka ayaa ku dhintay shil Gaadhi oo ka dhacay Magaalada Jedda ee Boqortooyada Sucuudiga Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Kulu Nafsin Daaiqatul Mawt.
Osman Abdillahi Sool…..Freelance Journalist. sooldhuub@hotmail.com
This post has been viewed 201 times.






